Quantcast
Channel: Ra’yiga – Caasimada Online
Browsing all 1175 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee looga fal-celiyay ku biirista Soomaaliya ee EAC?

Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya ayaa si rasmi ah gu biirtay dallada bulshada Bariga Afrika, waxayna sidaas ku noqotay xubintii 8-aad ee urur-goboleedkan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DENI oo kala dooranaya laba mushkilad oo isku mid ah

Garoowe (Caasimada Online) – Puntland ayaa cadeysay in aanay marna aqbali doonij wax ka beddel lagu sameeyo dastuurka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Maamulkan la aas-aasay 1998-dii ayaa udub...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

20 sano kadib baarlamanka iyo xildhibaanada ma baaluqin

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee HirShabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa ka hadlay kulankii shalay ee Xildhibaannada labada Aqal e Baarlamaanka ay ku lahaayeen, kaasi oo lagu kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qorshaha cusub ee UK ee Soomaaliya iyo saameynta Puntland iyo SSC-Khaatumo

Istraatiijiyada dalalka reer galbeedku ka lee yihiin dalalka kale ee danahoodu ku xidhan yihiin, waxay martaa maraaxiil kala duwan, waxayna leedahay khariidad   leh shaqooyin u qaabeysan hortebin, taas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxay ka dhigan tahay magacaabista WAARE ee IGAD, mase yahay qofkeedii?

Muqdisho (Caasimada Online) – Maxamed Cabdi Waare ayaa loo magacaabay ku-xigeenka xoghayaha fulinta ee urur-goboleedka IGAD. Ururkaan oo la aas-aasay 1986-dii waxaa ku jiray siddeed waddan. Soomaaliya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fal-celin xooggan oo ka dhalatay go’aankii shalay lagu wareejiyey Cumar Cali...

Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida ayaa shalay go’aan ka gaartay kiiska Cumar Cali Axmed, oo dhawaan sheekadiisu qabsatay baraha bulshada kadib markii ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fal-celin ‘aan caadi aheyn’ oo ka dhalatay magacaabista Dr. Cabdiraxmaan...

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay u magacaabay in uu noqdo La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha Dib-u-heshiisiinta, Dr. Cabdiraxmaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee looga fal-celiyay khilaafka cusub ee ka dhex qarxay Deni iyo Karaash?

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Ku-xigeenkiisa Axmed Karaash ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaaf cusub oo salka ku haya arrimaha doorashooyinka maamulka....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mucaaradka oo raajicinaya kulanka Xasan Sheekh kahor qaadista tallaabo culus

Muqdisho (Caasimada Online) – Xubno kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka oo siyaabo kala duwan u diidan halka uu geediga dowladnimada u wado madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan iskugu tegay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dood xooggan oo ka dhalatay isku-day Af-Maay-ga looga tirayo dastuurka dalka

Muqdisho (Caasimada Online) – Dood xooggan ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhalatay in Afka Maay-ga la yiraahdo oo qeyb ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ay ku hadlaan in gebi ahaanba laga tiro...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

‘Yuu yahay’– Xilligee Soomaali ka bixi doonta?

Beledweyne (Caasimada Online) – Yuu yahay? Waa su’aasha koowaad ee ay Soomaali is weydiiso. Dunida marka qof jago ama xil loo magacaabo waxaa la is weydiiyaa su’aalahan; – Shaqada ma yaqaan – Khibrad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khadiija Maxamed Diiriye – Marwadii Soomaaliyeed ee birta aheyd

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxa Khamiistii magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariistee Wasiirkii Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee DFS, Xidigtii Siyaasadda Marxuumad Khadiija Maxamed Diiriye....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fal-celin culus oo ka dhalatay kulanka Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi ee Jabuuti

Jabuuti (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo kan Somaliland ayaa shalay ku kulmay dalka Jabuuti, kaasi oo uu goobjoog ka ahaa madaxweynaha dalka Jamhuuriyadda Jabuuti...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shacabka oo falcelin caro leh ka bixiyey heshiiska Badda ee Itoobiya iyo...

Muqdisho (Caasimada Online) – Dadka Soomaaliyeed ayaa si deg deg ah uga falceliyey heshiiskii ay maanta Addis Ababa ku kala saxiixdeen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo ra’iisul wasaaraha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haddii aan ahaan lahaa Xasan Sheekh waxaan qaadi lahaa tallaabooyinkan deg...

1- Maanta anigaa guddoomin lahaa shirka Golaha Wasiirada. 2- Waxaan luuqad adag ku diidi lahaa heshiiskii Abiye iyo Biixi. 3- Waxaan sheegi lahaa in aan qadiyadda Soomaali Galbeed dib u furayo oo aan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xamza oo farriin culus u diray shacabka, wacad-na ku maray…

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa wacad ku maray difaaca madax-banaanida Soomaaliya, xilli Itoobiya ay Somaliland la gaartay heshiis is-afgarad oo ay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caro xooggan oo ka dhalatay shir uu Muqdisho uga qayb-galay safiirka ITOOBIYA

Muqdisho (Caasimada Online) – Caro xoogan ayaa ka dhalatay kulankii ay dowladda Soomaaliya la yeelatay xubnaha beesha caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho, kaas oo uu kasoo muuqday safiirka Itoobiya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya: Haddii lugaha igu dhaganeyn Al-Shabaab, Amxaaro ima soo haweysateen

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaan muddo dheerba la yaabanaa muraadka aad leedihiin hadaad tihiin Al Shabaab, balse maanta ayaan xaqiiqda ogaaday. Shisheeye iyo gaalo ayaad u shaqeysaan, waxaadna u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaad ka ogtahay badda cusub ee ka dilaaci karta Afrika?

Addis Ababa (Caasimada Online) – Bad cusub ayaa ka soo baxaysa Afrika sida lagu sheegay daraasada cusub. Waxaa loo malaynayay in ay tahay natiijada geeddi socod qaadan doona inta u dhaxaysa 5 ilaa 10...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aaran-jaan ma lagu aamini karaa mustaqbalka Puntland?

Aaran-jaan waa koox ka kooban wax aan ka badneyn shan xubnood oo reer Garoowe u badan, waxaana mufakir u ah Maxamuud Shido. Kooxdaan waxay soo caan baxeen muddo xilleedkii uu Puntland xukumayey...

View Article
Browsing all 1175 articles
Browse latest View live