Quantcast
Channel: Ra’yiga – Caasimada Online
Browsing all 1176 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abiy Axmed ma qamaaray mise qorshe ayaa u degan?

Muqdisho (Caasimada Online) – 1-da Janaayo 2024 ma noqon bilow Soomaalida xusuus wanaagsan u leh, meel walba oo ay joogaan, oo waxey qado tageen maalinkaas iyaga oo u wada careysan Abiy Axmed iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wargelin muhiim ah oo ku socota Soomaalida Belgium, Netherlands iyo Germany

Denhaag (Caasimada Online) – Waxaa lagu wargelinayaa  dhammaan Soomaalida ku dhaqan waddamada Netherland, Belgium iyo Germany inuu socdo abaabulka bannaanbax ballaaran oo ka dhici doono Magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fal-celin aan caadi aheyn oo ka dhalatay tallaabadii yaabka laheyd ee DEEYOW

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha degmada Boondheere ee gobolka Banaadir Maxamed Deeyoow ayaa shalay u qubeeyey Taallada Xaawo-Taako, taasi oo fal-celin xooggan ay ka dhalatay. Dhawaan ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa sabab u ah dilalka qoyska ee kusoo batay dalka?

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka waxaa maalmihii u dambeeyay kusoo badanayay dhibaatada qoyska, taas oo haatan gaartay meeshii ugu xumeyd, kadib markii ay soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saddex arrin oo la xiriirta kiiska LUUL Cabdicasiis iyo soo qabashada ninkii...

Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA ayaa Isniintii xaqiijisay inay gacanta kusoo dhigtay Sayid Cali Macalin Daa’uud, oo ah ninka ku eedeysan inuu gubay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal qarsoon: ITOOBIYA oo joojisay ku dhowaad 80% biyaha webiyada Soomaaliya

Afeef: Ujeeddada qoraalkaan waa ogeysiin iyo xasuusin cid gaar ahana loolama jeedo HORDHAC: Wabiyadu waa ilaha ugu muhiimsan ee biyaha saafiga ah, kuwaas oo door weyn ka ciyaara horumarinta dhaqaalaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sababta kororka dilalka argagaxa leh ee dadka is-qaba

Muqdisho (Caasimada Online) – Muddo ku siman laba asbuuc waxaa magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah deegaanada dalka ka dhacay falal dil ah oo isugu jiray gubis, ceego iyo jarjaris, kuwaasi oo ay isku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SOOMAALIYA oo la daala dhaceysa 4 dhaqan oo horey u dumiyay dowladnimada

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Soomaaliya gudaheed weli laga cabanayo dhaqannadii horey u dumiyay dowladnimada. Waxa uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaan ka baranay dhagaysiga dacwadda eedaysane Sayid Cali Macallin Daa’uud?

Muqdisho (Caasimada Online) – Arbaco, 21-ka Febaraayo 2024, maxkamadda gobolka Banaadir ayaa u fariisatay dhagaysiga dacwada kiista dilka ah ee lagu soo eedeeyay Sayid Cali, kiiskaan oo ahaa mid aad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

‘Soomaaliya way ka fog tahay dawlad caaqil ah, balse waxay haysataa…’

Muqdisho (Caasimada Online) – Turkiga heshiis difaac iyo Iskaashi dhaqaale ayey la wada galeen Itoobiya, Soomaaliya iyo Jabuuti. Dawladaha danahooda istiraajiga ah ayaa haga, halka ay ugu badiso ayeyna...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Falcelin culus oo ka dhalatay hadalkii uu Sayid Cali maanta kahor sheegay...

Muqdisho (Caasimada Online) – Fal-celin xooggan ayaa ka dhalatay hadal uu maanta maxkamadda gobolka Banaadir ka hor sheegay eedeysane Sayid Cali Macallin Daa’uud, oo dhageysiga dacwaddiisa ay ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland: Aqoonsiga waddaniyadda ee dhimashada kadib

Hargeysa (Caasimada Online) – Muuse Biixi, hoggaamiyaha waqtiga ka dhamaaday ee Somaliland waxaa qodobka khaa’inu waddan ugu xukuman qof walba oo xil ka qabtay ama haddaba ka haya dowladda federaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kadib dhacdadii shalay, XASAN oo la xasuusiyay xanuunka ay leedahay in…

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib loo xasuusiyay xanuunka ay leedahay dibad-baxayaal la rasaaseeyo, xilli ay shalay ciidanka dowladda Muqdisho ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

‘Xasan oo heli kara fursad weyn oo uu mar saddexaad ku soo laabto hal sabab...

Muqdisho (Caasimada Online) – Gudddoomiye ku-xigeenkii hore ee amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir, Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) ayaa markii u horeysay walaac ka muujiyay arrin mar saddexaad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garsoorka Soomaaliya oo wajahaya imtixaankii ugu adkaa iyo kiiska LUUL oo…

Muqdisho (Caasimada Online) – Maxakamadda Gobolka Banaadir ayaa maalin ka hor soo gaba-gabeysay kiis culus oo ku aadan dhacdadii argagaxa lahayd ee lagu gubay Marxuumad Luul Cabdicasiis Maxamed oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Falcelin yaab leh oo ka dhalatay dib ugu soo laabashada dalka ee Farmaajo

Muqdisho (Caasimada Online) – Shacabka Soomaaliyeed ee isticmaalaha baraha bulshada, gaar ahaan Facebook ayaa si weyn uga falceliyey dib u soo laabashada madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee looga falceliyey kulankii Sheekh Shariif iyo Farmaajo?

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, xilli ay dhisayaan isbaheysi ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DF Soomaaliya oo loo soo jeediyay inay bedesho jihada dagaalka Abiy + Sababta

Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiga caanka ah ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo sidoo kale ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa qoraal cusub kasoo saaray xiisadda weli u dhexeyso...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fadaa’isha bisha barakeysan ee Ramadan (Aqriso)

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay xaqiijisay in maanta ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, waxaana maanta oo ah 11-ka bisha March, kuna beegan 1-da bisha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fal-celin culus oo ka dhalatay hadalkii Maxamed Farmaajo

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa habeen hore khudbad muuqaal ah sii daayay, kaasi oo uu kaga hadlay dastuurka Soomaaliya oo wax ka...

View Article
Browsing all 1176 articles
Browse latest View live