Dowladda Xasan oo looga digay khiyaano qaran xilli u furmayo wada-hadalka...
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Xasan Sheekh ayaa waxaa looga digay inay ku kacaan khiyaano qaran xilli uu magaalada Ankara uu maalinta berri ah ka furmayo wejiga labaad ee wada-hadallada...
View ArticleSidee looga falceliyay fashilka ku yimid wada-hadalladii Somalia iyo Itoobiya?
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa shalay natiijo la’aan kusoo dhammaaday wada-hadalladii u socday Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhacay magaalada Ankara, kaas oo uu dhex-dhexaadinayay Turkiga, si xal...
View ArticleFal-celin xooggan oo ka dhalatay tallaabadii uu xalay qaaday FARMAAJO
Muqdisho (Caasimada Online) – Fal-celin xoogan ayaa ka dhalatay tallaabo uu xalay madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo si adag uga hadlay xiisadda ka taagan Muqdisho,...
View ArticleFal-celin xooggan oo ka dhalatay go’aanka ay maanta DF ka dhaqan-gelisay...
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta dalka si rasmi ah uga hirgashay qaadista canshuurta gadista ee loo yaqaano (VAT), taas oo dhan 5%. Canshuurtan oo ay ka qeyliyeen shacabka Muqdisho ayey...
View ArticleGalka Itoobiya: Xalka keliya ee u furan Soomaaliya kadib damaca Abiy
Muqdisho (Caasimada Online) – Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa mareysa meel xasaasi, xilli ay weli Itoobiya ku dhagan tahay is-afgaradkii Somaliland ee Itoobiya loogu saxiixay qeybo kamid ah...
View ArticleXasan Sheekh oo ku jahwareersan laba hab midii uu Lafta-gareen kula ceeshi lahaa
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waxaa Talaadaddii ka dhacay kulan u dhaxeeyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubnaha mucaaradka ee Koonfur Galbeed. Kulankan oo uu...
View ArticleFAHAD oo shaaciyay halka jid ee Xasan u furan si uu meel mar u noqdo qorshihiisa
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa shaaciyay jidka keliya ee madaxweyne Xasan Sheekh uu ku qaban karo doorasho qof iyo cod ah oo haatan uu si weyn...
View ArticleCagjar oo si yaab leh uga hadlay masiirka Soomaalida ku nool dowlad deegaanka
Jigjiga (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa si yaab leh uga hadlay masiirka Soomaalida deegaanka iyo jahwareer uu sheegay in looga dan leeyahay...
View ArticleFalcelin aan caadi ahayn oo ka dhalatay tallaabo uu qaaday Xasan Sheekh
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaaday tallaabo dhalisay hadal-heyn xoogan, kadib markii uu shalay booqasho ku tegay...
View ArticleTaabit Cabdi oo war culus kaso saaray xiisadda taagan, runta u sheegay XASAN
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banaadir, Taabid Cabdi Maxamed oo war kooban soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee ka taagan dalka, gaar ahaan arrimaha...
View ArticleYuusuf Garaad oo soo jeediyay in tallaabo laga qaado mas’uul u gefay reer...
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo soo saaray qoraal xasaasi ah ayaa ka falceliyay hadalkii carada dhaliyay ee kasoo yeeray agaasimaha...
View ArticleKaamirooyinka qarsoon ee lagu xiray Muqdisho ma yareeyeen dhaca mise?
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa sanadkii hor soo rogtay amar ah, in goobaha ganacsiga ee ku yaala waddooyinka iyo suuqyada lagu xiro Kaamirooyinka qarsoon ee loo yaqaan CCTV si...
View ArticleYuusuf Garaad oo u caqli celiyay Maxamed Cabdi Waare kadib hadalkii kasoo yeeray
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo ka jawaabay hadal kasoo yeeray madaxweynihii hore ee HirShabelle, haatana ah xoghaye ku-xigeenka IGAD...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh: Ma isagaa dacwo iska ah mise?
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalmo kahor ku baaqay inay dadka Soomaaliyeed ka fogaadaan hadallada qabyaaladda ku dheehan tahay, kuwaas oo sii kala...
View ArticleMusuqa dalka ka taagan oo xargaha goostay iyo arrin culus oo laga cabsi qabo
Muqdisho (Caasimada Online) – Musuq-maasuqa dalka ka jira ayaa xarka goostay, taas oo sabab u tahay isku milanka siyaasadda, ganacsiga iyo qoyska, sida uu shaaciyay xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur...
View ArticleFahad: Jubaland goormey gudeysaa abaalkii Puntland?
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin ayaa su’aal ka keenay goorta ay Jubbaland u abaal-gudeyso Puntland, xilli uu hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe uu maqnaanshaha...
View ArticleFahad Yaasiin oo Xamza ku amaanay dhaqan ka duwan siyaasiyiinta Soomaalida
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa sheegay in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre uu leeyahay dhaqan ka duwan siyaasiyiinta Soomaalida....
View ArticleISLOW oo farriin culus u direy madaxweyne Xasan, baraarujiyeyna reer Muqdisho
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa shaaciyay in la gaaray xilligii dadka gobolka Banaadir ay aayahppda ka tashan lahaayeen, isagoo farriin...
View ArticleSababta loo diidan yahay doorasho qof iyo cod ah?
Mid kasta oo ka mid ah madaxdii isu sharraxday xilka hogaaminta dalka, waxaa uu baaqiisa ugu weyn ahaa seddex qoodob: Dhameystirka Distuurka qabyada ah, la dagaallanka Khawaarrinta iyo qabashada...
View ArticleNidaamka doorasho ee ku haboon dalka – Yaa qaldan Xasan iyo mucaaradka?
Muqdisho (Caasimada Online) – Sooyaalka codbixinta waa mid fog, oo la bilowdey ilbaxnimooyinkii bini’aadanka kuwoodii ugu horreeyay, waxey taariikhyahannadu sheegaan in bulshooyin hore adeegsan jireen...
View Article