Quantcast
Channel: Ra’yiga – Caasimada Online
Browsing all 1176 articles
Browse latest View live

FAALLO: DF oo dabin kale ku dhacday

3dii iyo 4 tii isla bishaan August  bay ahayd markii shirkii aan ugu yeeray guuldaro, ay dawlada madaxweyne Hassan Shiik uga qayb gashay magaalada Kampala. Sida aan markaas sheegay Soomaali badana ay...

View Article


7 faa’iido oo Dowladda Somalia ugu jirta heshiiska ay la gashay Jubba

Waaxaan cidna ka qorsooneyn in heshiisku yahay kheyr sida quraankuba noo sheegay قال تعالي والصلح خير Hadaba waa maxay faa,iidada ugu jirta dowlada iyo shacabka soomaaliyeed intaba heshiiskaan? Waxaa...

View Article


5 qalad oo ay DF SOMALIA ku gashay wada-hadalladii Addis-Ababa (Aqri)

Sida aan Lawada Socono Dowlada Soomaaliya & Maamulka uu Hogaaminaayo Axmed Madoobe Waxaa Madal & gogol loo dhigay Magaalada Adis – Ababa taas oo ugu danbayntii Heshiis ay labada dhinac ku kala...

View Article

Maxaa kala geeyey Jubba & Puntland?

Mataanihii kala maarmay Kolki ay qabsaddeen Magaaladda Kismaayo Iyo deegaano ka mid ah Goboladda Jubbooyinka Ciidamadda Kiinyaanka iyo Jabhadda Raaskambooni oo is-weheshan aynna ka saareen Dhaqdhaqaaqa...

View Article

Fallanqeyn: Hadii Bisaddu iska tagto, Jiirku wuu cayaaraa.!!!!

Hadii dibiga beer qoday,ubaxeeda daawado,ileyn kama ay daasheen, tuurtiisu dowliga,birta dabada ugu xiran,!!! Waa murti uu Soomaalida u qotomiyay Alaha ka saamaxo danbigiisee Abwaan C/qaadir Xirsi...

View Article


Heshiiska Jubba, Mise Jubbaland?

Sideedaba, xal u raadin dhibaato jirta ama heshiisna laga gaaro colaad iyo muran socda, ha noqdo mid u dhexeeya labo shakhsi, kooxo is hay, mid ka taagan bulso dhexdeed ama gaarsiisan heer dowladeed,...

View Article

Dhowrka caqabado iyo fursado ee ku xeeran heshiiskii DF Somalia iyo Juba

Heshiiska Addis Ababa ku dhex maray hoggaamiyayaasha maamul goboleedka Jubbaland iyo xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya todobaadkii hore ayaa looga badbaaday dhibaatooyin siyaasadeed oo ka taagnaa...

View Article

Awoodda Ka Oomanaw Ama Islaax Ahaaw (Faallo xasaasi ah)

Dhowr qarni dalka Koofur Afrika waxaa ka jirey midab-takoor ay wadeen koox Caddaan ah oo si ba’an u kadeeday madowgii tirada badnaa balse aan Alle tayada ugu deeqin. Gumeysteyaashii caddaa waxay Koofur...

View Article


AGOONTII Meles oo ADEER heshay!

Sanad iyo maalmo ayaa laga joogaa geeridii Aow Meles Zenawi, maalintii gabbalku u dumay gablanna ay noqdeen gafanayaashuu Aow Meles Soomaali u adeegsan jiray, ee marna aan ka digigixin inay Dubbe ama...

View Article


XOG & GORFEYN: Maxaa inooga baxay hadalkii Abu Mansur al-Amariiki

Jihaadiga Mareykanka ah Cumar Xamaami, oo loo yaqaano Abu Mansour al-Amriki ayaa dib usoo muuqday Talaadadii (September 3-deedii), waxa uuna ku dhawaaqay in uu ka gadooday al-Shabaab iyo al-Qaeda....

View Article

XOG iyo GORFEYN: Go’aankii Faroole ma u dhan yahiin Shacabka Puntland

Garowe (Caasimada Online) - Tan iyo xiligii Xukuumada Puntland ku dhawaaqday go,aankii ay xariirka ugu jartay Dowlada dhexe ee Soomaaliya waxaa isa soo tarayay wararka kala duwan ee ka soo baxaya...

View Article

XASUUQ, XASUUQ LAGU XUSAY!!!

Iyaddoo wali dad badan oo Soomaaliyeed maskaxdoodda kasii dhexguuxeyso Xusuuqii ka dhacay aga-gaarka Hooyooyinka THE VILLAGE HOTEL sanadii hore isla bishan 20/9/2012 maalin Qamiis ah, qaraxyaddii...

View Article

Dawlada Soomaaliyeed daacad ma ka tahay la dagaalanka Al-Shabaab?

Cidna kama qarsoona gumaadka ba,an ee kooxdaani ku hayso umada soomaaliyeed ,shakina kuma jiro in kooxdaani wakiil ka tahay cadawga umada , ayna fuliso ajandayaal dalka iyo dadka iyo diintaba lagu...

View Article


FAALLO: Puntland la tag beey baratay ka dhigistu waa ku ceeb

Cali Sugule Dun-carbeed waxaa uu curiyay, “Dab iyo dhagax la iskuma dhuftee kala dhawraay. Wax ka dhigan gobonimada qabiil dhex gashay kala dhowraay”! Maah-maahdii Soomaliyeed ayaa dhaheeysa “Libaax La...

View Article

JAWAAB: HAWIYE Dhegoole maahee waa dhug badane. (Faallo xasaasi ah)

Waa su’aal culus ee rag ah? Waxaa gole ragga madlanyahay iyo geed la wada fadhiyo layska waydiiyey arrimo dhowr ah, iyadoo xujo, halxiraale iyo nin waliba inta garaadkii la eg-yahay looga golleeyahay....

View Article


Muxuu Daarran Yahay Prof. Samatar?

Prof. Amxmed Ismaaciil Samatar waa aqoonyahan banaystay oo cilmi-abuur ah. Markuu qof cilmi barto, 3 mid uun buu qondaa, mid cilmigiisii naftiisa ugu shaqaysta, mid wuxuu bartay dadka kale uga...

View Article

BAARLAMAANKU BOOTO BADANAA!!

Baarlamaanka Soomaaliya waxaa lagu soo xulay 4.5, waxa uu ka kooban yahay 275 Xildhibaan, oo masuul ka ah 10 Milyan oo Soomaali ah, Halkii Xildhibaan waxa uu masuul ka yahay (36,363 qof), wuxuu...

View Article


Faallo: Hasha Geela iyadaa cunaysa iyadaana cabaadaysa

Faaladaan kooban waxay uga soo maaxatay ama aan qalinka u qaatay markii aan arkay sida reer galbeedka ay maalmahan uga qeylinyay dadka magangalyo doonka ah ee ku soo firxaday wadamada reer galbeedka...

View Article

Faallo: Balad-Xaawo ma Ethiopia ayey hoos tagtaa mise dowladda Somalia?‏

Reer Xamarku waxa ay ku maahmaahaan (Cimrigaaga oo raagay Geel dhalaas ku tusaa) oo ay ula jeedaan hadii aad nooshahay wax badan baad arkaysaa,Maahmaahdan waxa ay igu soo dhacdaa marka aan arko wax aan...

View Article

Kaalinta Idaacadda Shabelle iyo Sharaf Dhaca Saxaafiyiinta Muqdisho

Waxaan ahay sida ay ila tahay nin saxafi ah Mudo dheerna kasoo shaqeeyay Warbaahino kala duwan oo isugu Jira kuwa leyska maqlo, iyo Kuwa La Qoraba, taasina waxaa ay ka dhigan tahay in anigu aan...

View Article
Browsing all 1176 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>