Hub ka dhigista: Tallaabo lala daahay !!
Tallaabadaani waxay mudneyd in mar hore la billaabo, waxaase jirta maahmaah dheheysa ” better late than ever” in lala daaho waxay dhaantaa inaan la fulin. Fikradda hub ka dhigista waxaa iska leh sida...
View ArticleMagacyada iyo beelaha 25 siyaasiyiin iyo ganacsato ah oo ay DF weerareyso
Muqdisho (Caasimada Online) - Caasimada Online ayaa xog ka heshay qaar ka mid ah shaqsiyaadka ay Wasaarada Amniga dowladda federaalka qorsheeneyso inay guryahooda weerarto, si hubka looga soo qaado....
View ArticleWariyoow ku qanac xirfadaada!
Maqaalkan gaaban ayaa qoray markii aan arkay suxufiyiin badan oo Soomaali ah kuwaasoo aan ku qanacsaneyn xirfadda ay lee yihiin ama ay ku shaqeystaan, sababo badan oo jirra. “Saxaafadda Soomaaliya...
View ArticleXasanoow walee askari baahan cadow kaama celsho (Sidee loga bixi karaa?)
Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa inta badan Xarumaha iyo Saldhigyada Dowlada Federaalka Somalia ka shaqeeya Shaqaale iyo Askar badan oo aan qaadan Xuquuqdii ay ku lahaayen DF. Waxaa jira Musuq...
View ArticleIsma lahayn Somalia ayaa kelitalisnimo dib ugu noqon doonta (XOG-WARRAN)
Mudane Hassan Maxamud Calasow ma noqon madaxweyne la mahdiyey, shacabkuna kuma diirsan dowladnimada uu hogaanka u qabtay. Waxey dadku aad uga deyrinayaan dhaqankiisa dowladnimo xumo iyo hanaanka uu u...
View ArticlePuntland ma mucaaradka Ukraine baa?
Waxaa shalay Garoowe ka dhacay oo lagu soo geba gebeeyay kulan socday una dhaxeeyay hoggaamiyaha Puntland Cabdi Weli Gaas iyo xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deeganadaas....
View ArticleSoomaalida ma waxaa haysata hogaan-xumi mise waxaa jira waxyaabo kale?
Tan iyo markii ay burburtay Dowladdii dhexe oo haatan laga joogo ku dhawaad 30 Sano,Waxaa maalinba maalinta ka danbeysa sii laba lixaadsanayo dagaalada sokeeye ee dalka ka jira Iyagoo marba gashanayo...
View ArticleMUQDISHO ma u qalantaa 15% kaliya?!!
Gobolka Banaadir 15% in la siiyo ma Cadaalad baa ? Daqliga Gobolka Banaadir ka soo galaa Dekeda iyo Madaarka Muqdisho marka lagu darro canshuurta laga qaado ganacsatada Gobolka Banaadir waxaa lagu...
View ArticleCALI KHALIIF GALEYR DHAGAXUU KU ISTAAGO-BA WAA LA DHACAA (Faallo)
Cali Khaliif Galleyr waa nin masiibadu minin ka dhigatay dhagaxi uu ku istaago waa la dhacaa, ciddi la joogtana waa ka daba dhacdaa.. waxaa jiray nin isaga lagu mathali karo oo ku noolaa waddamada...
View ArticleMa cadahay in amniga Muqdisho uu ku xirnaa hub ka dhigista, mise..? (Faallo)
Magaalada Muqdisho waxay soo martay Sanado badan oo mugdi ahayd taasoo ay ciriiri ahayd in lagu noolaado si xur ah iyadoo ay ka jirtay dagaalo sokeeyo sido kale marba qaab isku badlaysay iyadoo marki...
View ArticleMaxay Ethiopia ku maagtay Cabdi Iley?
Siyaasada aan ku tiirsanayn xididada adag waxay ku soo af meerantaa inta qofkaas danta laga leeyahay. Ma aana filayn , qiyaastaydana kuma aysan jirin in Cabdi Maxamud Cumar (Cabdi Iley) ciyaarta...
View ArticleDulmi XAMAR ku simanaa jiree XASAN SHEEKH MAXAMUUD halloo sheego?
Waxaan jeclahay in aan xusuusiyo inta raadraaca taariikhda Cabdulle Raage wax ka taqaan gabaygii uu ugu magacdaray Duqa halloo sheego oo runtii ahaa gabay uu Siyaad Bare ugu sheegaayay cadaala-darada...
View ArticleDFS oo caddeysay in qeybo ka mid ah badda SOMALIA ay la wareegtay Kenya +...
Waxaan marka hore u mahad celinayaa Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh oo runtii dadaal dheer ugu jira sidii uu Kenya uga soo celin lahaa qeyb ka mid ah dhul-badeedka Soomaaliya oo ay la...
View ArticleDhimashada GODANE oo tartan cusub ka dhex abuureysa kooxda Al-Shabab
Muqdisho (Caasimada Online) – Gantaalihii ciidamada Mareykanka la beegsanayeen madaxa dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa la filayaa in hogaanka ururkaan noqdo mid banaan, islamarkaana khatar galin karta...
View ArticleFaallo: Cabdi Iley iyo Nirgaha JIGJIGA
Baryahanba waxaa xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Jigjiga ka jirey loolan siyaasadeed oo u dhaxeeya Nin (Ina Ilay) iyo Nirgo (Dhado). Intiina aan horay ula socon, Dhado waxaa ku sifoobey...
View ArticleDaldalaada Godane, ma u helay Drone
Dhimashada Axmed Cabdi Godane aad baan ugu diirsaday, waana sidaan la rabay Maqaalladdii ugu danbeeyey ee aan ka qoro Xarakadda AL-shabaab Shufto ayaa ahaa mid aan raadinaayey wax Axmed Cabdi Godane ii...
View ArticleMagaca runta ah, qabiilka, sawirka iyo codka horjoogaha cusub ee Shabaab
Shalay markii aan qornay warka ku saabsan in hoggaamiyaha cusub ee Al-Shabaab loo magacaabay Axmed Cumar Abu Cubeyda, waxaan sheegnay in magacaas cusub yahay, balse laga yaabo inuu yahay qof magaciisa...
View ArticleSawirro: Safiirka Soomaaliya ee Yemen Naaji oo la kulmay dhiggiisa Holland
Danjire Aldrik Gierveld oo xafiiskiisa ku qaabila Danjire S/Gaas Ismaaciil Qaasim Naaji, maalintii Arbacada aheyd, ayaa waxaa ay labada safiir ka wada hadleen xirriirka soo jireynka ahaa ee ka dhaxeeya...
View ArticleFaallo: From Fadhi Kud-Dirir To Wasiir
Axmed wuxuu ku nool yahey magaalada London ee caasimadda dalka ingiriiska. Taxi ayuu wadaa. Taxi-gu waa shaqo aad u fiican oo lacag fiican laga sameeyo qofkii si fiican ugu shaqeysta. Reerkiisu waxey...
View ArticleQofkeed ku masaali lahayd Yussur? !!!!
Qofkeed Ku Masaali Lahayd Yusur? W/Q: Axmed-AssadOday: Adeer sawirkaa xafiiska kuu surani ma xaaskaagiibaa?Aniga: Maya Adeer, waa Yusur Abraar Odaygii: Oo adeer haddaa maxaa isu tihiin? Aniga: Adeer,...
View Article