الله أكبر: Qur’aan la qoray xilligii NEBI Muxammad صلى الله عليه و آله وسلم...
Maqaar ay ku qoran yihiin aayado ka mid ah qur’aanka, oo la rumeysan yahay inay tahay tii ugu cimriga dheereyd, ayaa laga dhex helay jaamacadda Birmingham ee dalka UK. Shucaaca loo yaqaan Radiocarbon...
View ArticleHambalyo C/W Gaas: Boqorka beesha DAAROOD
Inagoo cimri ilaah noo siiyey in aan usoo joognay maalmo holac ah iyo maalmo xoogaa roon, inagoo naqaan si fiican miraha laga gurto qabyaalada, inagoo si fiican ulla socona baahida loo qabo qaran...
View ArticleYuusuf Garaad oo faallo xasaasi ah ka diyaariyey GALMUDUG + Diidmada Puntland...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Cadaado uga qeyb galay caleema saarka Cabdikariin Xuseen Guuleed oo bishaan July horraanteedii loo doortay Madaxweynaha GalMudug. Qormadaan kooban...
View ArticleDuulaankii Baardheere oo mar kale bannaanka u soo saaray qorshaha shisheeyaha...
Duulaankii lagu qabsaday magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxa uu mar kale banaanka u soosaaray qorsha-xumida haysata Shisheeyaha ku sugan dalkeena Soomaaliya iyo waliba Soomaalida la socota...
View ArticleYusuf Garaad oo go’aankii BF iyo DF ee hiigsiga ka qoray faallo ceebtooda...
Baarlamaanka iyo xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in 2016 aan laga gaarin in la qabto doorasho uu muwaaddin kasta oo Soomaali ah, oo buuxiyay shurudaha aan weli la aqoon uu codkiisa...
View ArticleXog-warran: Xiisada gobalada dhexe & dagaalka siyaasadeedka DAMUL-JADIID vs...
Qoraalkan waxaan uga hadlaynaa labadan urur ee kamid ah kooxaha halganka ugu jira awooda siyaasadeed ee dalka Soomaaliya gaar ahaan gobalada dhexe oo uu muran ka dhashay dhismihii maamulka Galmudug....
View ArticleDFS ma ku tiirsanaan kartaa canshuurta dadka Muqdisho (Keyga anaa leh,...
Ilaa Bishii May ee sanadkan 2015 waxay dowladda Federaalka ka cabaneysay dhaqaale darro soo wajahday oo ay la bixin weyday mushaarkii ciidamada iyo shaqaalihii rayidka ahaa, waxaana arrintan loo...
View ArticleXasan oo siyaasada dalka gidis-gidis u aqristay!!
Muqdisho (Caasimada Online) – Inkastoo hamiga Madaxweyne Xassan Sheekh uu ka sareeyo wadciga ka taagan gayiga Somalia, ayaa waxaa hadana moodaa inuu indhaha ka qabsanaayo xaqiiqda jirta iyo Siyaasada...
View ArticleXog: Heerka uu gaaray musuq maasuqa shirkada Soma Oil & Gas oo sir badan laga...
Muqdisho (Caasimada Online) – Saraakiisha ka socda Xafiiska ka hortaga Musuq Maasuqa baahsan ee loo yaqaan Serious Fraud Office (SFO) ayaa lagu wadaa inay wareysi la yeeshaan Madaxa shirkadaasi oo...
View ArticleXoog doofaar lagu ceyrshay: Bashiir Cali Xuseen oo faallo cajiib ah ka qoray...
Waa qormo dhab ka hadal ah oo soo gudbineysa fikir ii gaar ah oo aan filayo inuu yahay mid aan xaq u leeyahay soo jeedintiisa, kaas oo oranaya «Soomaaliya federal maaha ee ha ka fogaato fidno faceed...
View ArticleAargoosiga Amisom iyo aamusnaanta Xasan Sh.
Madaxweyne qofna kaama sugeynin in aad ka aamusi doontid labadii dhacdo ee murugada badnaa ee 20 maalmood gudahood ka dhacay magaalada Marko oo midii ugu dambeysay ay dhacday 4 maalmood ka hor taas oo...
View ArticleXOG: Yaa isku haya doorashada JUBBALAND?!!
Maamulada Soomaaliya ka jira waa kala ceyn, waxaa jira shakhsi si loo doorto aqoon, lacag, waqti iyo dadaal dheer ku bixinaya halka nin kale la iska doorto micno la’aan iyo iyadoo xitaa aan la ogeyn...
View ArticleV/Somalia oo gacanta u gashay liqe & wada-liqe
Muqdisho (Caasimada Online)-Inkastoo ay faraha kasii baxeyso kalsoonidii ka dhexeysay Madaxda Qaranka iyo Shacabka Soomaaliyeed, ayaa waxaa haddana soo ifbaxaaya in saldhiga isdaba marinta...
View ArticleXog iyo Gorfeyn: Maxay tahay sababta uu Axmed Madobe uga laabtay hishiiskii...
Sida aad la socoteen waxaa magaalada Doolow, Gedo ka dhacay hishiis la sheegay inuu dhexmaray hoggaamiyayaasha maamulka Jubba, ee Kismaayo iyo Hoggaamiyayaasha Mucaaradka ku ah maamulkaasi ee...
View ArticleXog iyo Gorfeyn: Xassan Sheekh maka badbaadi doonaa boholaha ay u qodeen...
Muqdisho (Caasimada Online)-Xulafaysi Xildhibaano, Aragtiyo Qarsoon, Isbaaro Shaqsiyadeed, min Beel iyo Isbahaysi iyo Eedeymo Siyaasadeed ayaa waxaa laga dareemayaa nuxurka Mooshinka cusub ee la...
View ArticleMadaxweyne, BF SOOMAALIYA HUB ma haysto, hubkii gacantaaduu ku jiraa (Xog iyo...
Madaxweyne Xasan Shiikh, mooshinkii 130 ka xildhibaan ka gudbiyeen wuxuu ku sheegay mooshin dhowr qof oo qaswadayaal ahi ka dembeeyaan. Madaxweynaha waa lagu ogaa inaanu kala aqoon Dastuurka dalka iyo...
View ArticleQatar kasoo socota ciidanka Ethiopia ee Somalia
Ciidamada shisheeye ee ku sugan dalkeena Soomaaaliya, ayaa bilaabay laynta dadka rayidka, Iyadoo aan la aqoon falalka ku xanbaaraya ficiladaasi cadowtooyada ah. Talaabadan ay qaadeen guud ahaan...
View ArticleYuusuf Garaad oo faallo ka qoray Mooshinka ka dhanka ah Xasan Sheekh iyo waxa...
Waxaan si deggan u akhriyay sagaalka bog ee dacwadda ka dhanka ah Madaxweynaha oo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanku ay u gudbiyeen Guddoonka. Waxaan si taxaddar leh u dhegeystay labaatameeyo daqiiqo...
View ArticleMala aamini karaa siyaasiyiinta SOOMAALIDA.!!
Qormadan, Waxa aan kaga hadlaynaa siyaasiyiinta Soomaalida oo waayadan lagu arkay dhaqamo aan horay loogu arag siyaasiyiintii hore ee Soomaaliyeed, iyo waliba siyaasiyiinta Caalamka aan ku noolnahay....
View ArticleGaroonka Jabuuti oo Soomaalida lagu karantiilo, hiil walaal & kaneeco (Arrin...
Abaalka iyo walaalnimada ku saleysan wada dhalashada dhiigga iyo midibka, ka sokow Somaalida marna ma hilmaami doonaan walaalahooda Jabuuti ee dhibaatada la qeybsaday mudadii nidaam la’aanta iyo dowlad...
View Article