Quantcast
Channel: Ra’yiga – Caasimada Online
Browsing all 1175 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa maxay qorshaha Ethiopia ee doorashada Somalia (3-da xil ee u sarreysa)

Dowlada Ethiopia oo muddo fog ku Caan aheyd Hagardaamada Shacabka Soomaaliyeed Iyo Qaranimada Soomaaliya ayaa Doorashada Sanadka 2017, lasoo Shaac baxday Siyaasad khatar ku noqon doonta Mustaqbalka...

View Article


10 su’aal oo ku socda musharaxiinta madaxtinimada Soomaaliya (Kee ka jawaabi...

Mr. Musharax, isla xisaabtan, naftaada run u sheeg, dadkaada ha lug goynin. Xal ma u heli karta suaaladaan? Musharaxiinta wa inee isku xishoodaan ee nafsadooda la xisaabtamaan. Badankooda waxee...

View Article


Fursad ma siin lahayd xildhibaan Faarax Sheekh Cabdulqaadir?

Intii aanu Siyaasadda ku soo biirin wuxuu ahaa aqoonyahan, samafale iyo xubin firfircoon oo ka mida bulshada rayidka ah, wuxuu la soo shaqeeyay hay’adaha samafalka, wuxuuna ka mid ahaa aasaasayaasha...

View Article

Maxay doorashada guddoonka BF nooga sheegeysaa qofka noqon doona madaxweyne?

Muqdisho (Caasimada Online) – Ololihii ugu dambeeyey ayey ku jiraan Murashixiinta u taagan Guddoomiyayaasha Labada Aqal ee Barlamaanka cusub iyo Ku-xigeenadooda, iyadoo ay Xilalkaasi ku loolami doonaan...

View Article

Faa’idooyinka ay dhirta beeristeedu ay u leedahay deegaanka. (Warbixin)

Muqdisho (Caasimada Online) – Beerista  dhirta waxey sabab u noqotaa in la dareemo saxansaxo udgoon oo caafimaad iyo raaxo leh. Dhirta-beeristeeddu waxay lagama-maarmaan u tahay in la sii wado...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aqlabiyada Aamusan – W/Q Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Soomaaliya ma aha dal siyaasaddiisu qaan-gaartay oo hannaankiisa xukun dhidibadu u taagmeen oo leh awoodo is dheelitiraya iyo hannaan khilaafka siyaasiga ah iyo kan dastuuriga lagu xalliyo. Mana aha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sida madaxweyne MUUSE BIIXI uu ula bixi karo ciidanka ka jooga Laascaanood

Toddaabadkan ugu yaraan toban qof ayay ciidammada Somaliland ku dileen Laascaanood; dhaawucu wuxuu kor u dhaafayaa 30 qof. Isla xisaabtan siyaasadeed ayaa bannaynaya in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliland Laas-caanood ma ka maarantaa? – Faallo

Horta Laas-Caanood Waa tuma? Laas-Caanood waxay dhacdaa Dooxada Nugaaleed, waana magaalo madaxda Gobolka Sool. Waxay Garowe u jirtaa 132 km, markaad gaari ku aado, Hargeysana 381 km oo dhulka ah. 2014...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sharciga cusub ee NISA – Agaasime Mahad Maxamed Salaad oo qoorta dhiibtay

NISA mid kamid ah hay’addaha amni ee ugu awooda badan Soomaaliya, waxa magaceeda ku lamaansana cabsi ay shacabka ka qabeen sanado badan. Haddii ay kugu soo dhacdo maxaa looga baqa marwalba, jawaabtu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halka uu ku dambeyn doono mustaqbalka Macaawisley kadib dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho (Caasimada Online) – Macaawisley waa mid kamid ah magac kooxeedyada dhawaan galka ku ah saaxada Soomaalida, wuxuuna dhinaca kale magacan huwan yahay dareen gobanimo oo ah ka dhiidhinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir FIQI oo shaaciyay dhacdo yaab leh oo 2018-kii ka dhacday hay’adda NISA

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay muhiimada hindise-sharciyeedka diiwaan-gelinta dadweynaha ayaa shaaciyay dhacdo yaab leh oo “aqoonsi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qabashada Xarardheere, Ceeldheer iyo Galcad oo ka dhigan afar arrin – Fallanqeyn

Muqdisho (Caasimada Online) – Al-Shabaab ayaa sumeeyay ceelashii biyaha inta aanay ka bixin degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, miinooyin ayey sidoo kale ku wareejiyeen magaalada, dadkii deegaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali Cosoble: Puntland ma necbi ee kibirkeedaan nacay

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore HirShabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa ka hadlay mowqifkii ay dhawaan ku dhawaaqday Madaxtooyada Puntland, kaasi oo uu ku macneeyay ‘kibir’. Cali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aqriso: SHARCIGA doodda badan dhaliyay ee BF uu ‘hab sharci darro ah’ ku...

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoonka Golaha Shacabka ayaa dhawaan lagu eedeeyay in uu hab sharci darro ah u ansixiyay hindise-sharciyeedka Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman, ayada oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arrimaha la gudboon DF kaddib dilalka dhallinyarada MUQDISHO ee sii kordhay

Muqdisho (Caasimada Online) – Xoogga Soomaaliya waa dhalinyaro, kuwaas oo tirada guud ee bulshada ka ah 75% laakiin baaga-muudada haysatana kama yara isla cabirkaas. Shaqo la’aanta ka jirta Soomaaliya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Farqiga weerarada Shabaab ee xarumaha DF iyo Hotellada – Arrin baaris u baahan

Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa shalay weerar qaraxyo ku billowday ku qaaday xarunta maamulka gobolka Banaadir, maleeshiyo kooxda ka tirsan ayaa gudaha u galay xarunta, halkaas oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arrimaha aan weli lagu baraarugsaneyn ee soo cel-celiya gubashada Bakaaraha

Muqdisho (Caasimada Online) – Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa saddex habeen kahor gubtay markale, dab socday ku dhawaad saddex saacadood oo aan la ogeyn waxa uu ka billowday ayaa galaaftay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afar arrimood oo halis ku ah rajada gooni isu-taagga ee Somaliland (Fallanqeyn)

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Laascaanood maalintii Isniintii kumanaan ruux ayaa banaanka iskugu soo baxday, dhaqanka sare ee beesha ayaa halkaas gaaray laakiin miisaanka isku soo baxa ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

3 arrin oo laga filayo shirka culimada iyo Xasan Sheekh oo sumad gaar ah ku...

Muqdisho (Caasimada Online) – Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ayaa maalintii afaraad ka socda magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Isniintii furay shirka,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sharciga cusub ee NISA – Agaasime Mahad Maxamed Salaad oo qoorta dhiibtay

NISA mid kamid ah hay’addaha amni ee ugu awooda badan Soomaaliya, waxa magaceeda ku lamaansana cabsi ay shacabka ka qabeen sanado badan. Haddii ay kugu soo dhacdo maxaa looga baqa marwalba, jawaabtu...

View Article
Browsing all 1175 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>