Quantcast
Channel: Ra’yiga – Caasimada Online
Browsing all 1176 articles
Browse latest View live

Soomaaliya sidey ku joogteyn kartaa horumarka socda?

Waxaa si habsami leh u socda doorashooyinka Dadban ee 2016ka oo ay harsanyihiin doorashooyinka ka socda Muqdisho ee xildhibaanada labada Aqal ee Somaliland. Dhanka kale waxaa socda dadaalo ay Madasha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheekada Xamar ee Disembar 2016: Yuusuf Garaad oo qoray dulmar ku saabsan...

Xamar waxaan ka dhoofay iyada oo ay is dhintay tirada siyaasiyiinta iyo inta siyaasadda kulaasha. Waxay ku maqnaayeen caasimadaha Dowlad Goboleedyada oo ay doorashadu ka socotay. Hadda waxaan imid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doorashada dadban ee Soomaaliya doorsho ka duwan doorashooyinkii hore

Doorashada Soomaaliya ee  dhawan lagu wado inay dhacdo waxay leedahay   ahmiyad gaara waxayna  Dadka Soomaalida -u -leedahay xiiso  gaara  waayo waxay ka duwan tahay dhammaan doorshooyinkii Soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharaxiinta buuxin kara xujada 20-ka xildhibaan iyo $30,000 iyo kuwa aan...

Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha Madasha Qaran ayaa dhowaan isku raacay laba shardi oo aad u adag, kuwaasi oo laga doonayo musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya inay buuxiyaan si ay tartanka uga...

View Article

Maxaa bilow u ah sharciyada lagu xulanayo murashixiinta madaxtinimo doonka ah?

Muqdisho (Caasimada Online) – Hadal-haynta ugu badan ee bilooyinkii la soo dhaafay ayaa ahayd Akhbaaraadka ku xiriirsan Doorashooyinka Dadban ee Somalia iyo dib-dhaca Hiigsigii sannadka 2016-ka oo Riyo...

View Article


6 musharax oo aan la saadaalineyn balse ku guuleysan kara doorashada

Muqdisho (Caasimada Online) – In ka badan 20-Musharax ayaa ku dhawaaqay inuu damac kaga jiro Kursiga Madaxtinimadda ee yaalla Xarunta Villa Somalia ee magaalladda Muqdisho, kuwaasi oo isugu jira...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caqliga reer Koonfureedka iyo cadhada Reer Waqooyiga

Midowgii labadii Gobol ee waqooyi iyo Koonfurta Soomaliya ayaa waxaa ka dhashay dawladdii Jamhuuriyadii Dimoqoraadiga ahayd ee Soomaaliya, asal ahaana, fikirka isutaga labadaas gobol ee jamhuuriyadda...

View Article

Musharaxee mudan inuu noqdo madaxweynaha dalka 2017-2021?

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia, ayaa waxaa kusoo qulqulaaya Musharaxiin dhowr ah oo u hanqal taageysa qabashada xilka Madaxweyninimo ee Somalia mudada u dhexeysa...

View Article


Soomaaliya sida ay tahay waxaa dhaanta maxmiyad toos ah

Soomaaliya si dedban ayay gumeysi ugu jirtaa mar haddii dal walba uu meel iska goostay, maafiyaduna aysan shaqadooda ahayn wixii la kala goosanayo iyo wixii la kala gadanayo. Haddaba, miyeysan ku...

View Article


Madaxweyne noocee ah ayey Somalia u baahan tahay sanadkan?

Ummadda Soomaaliyed guud ahaan gaar ahaan xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Soomaaliyed, oo aan hubo inay ka mid yihiin xildhibaano wadaniyiin ah, waxaan usoo jeedin lahaa oo aad muhim u ah in la...

View Article

Muuse Biixiyoow, ma xabaalahaa kuu codayn doona, hadduu……?

Labadii –ilaa- sadexdii maalmood ee u danbeeyay, waxaa magaaladda burco ku sugnaa wafti uu horkacayo Murashaxa madaxweyne ee xisbiga kulmiye iyo raxan wasiiro ah oo uu ka mid yahay wasiirka...

View Article

Jawaab: Maqaalkii “Caqliga reer Koofureedka iyo Cadhada reer Waqooyiga”

Walaal xuseen waxaan kugu salaamayaa adiga iyo akhristayaasha qiimaha leh ee Caasimada Online salaanta Islaamka oo qaaliga ah “Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi wa barakaatahu”. Waxaan aqriyey...

View Article

Muqdisho oo ku naalooneysa is-beddelada ka muuqda NISA

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa u muuqata mid kasoo wanaagsaneysa sidii hore, marka ay noqoto dhinaca amniga, ayada oo ay yaraadeen weerarada kooxda...

View Article


Halkee ayay xildhibaanada cusub ku furan doonaan kitaabkii ay ku dhaarteen?

Muqdisho (Caasimada Online) – Waa hubaal in Xilli-guur Siyaasadeed iyo Maamul la galayo, waana xaqiiqo in Xilli-hawleedkii Dowladda Federalka iyo Madasha Hoggaamiyayaasha Qaranka ka idlaaday Xilligii...

View Article

Caymo ayey Puntland u baahan tahay (qaybtii 1aad)

Himiladii Puntland iyo Majaro Habawgii Siyaasadeed Sidda laga wada dharag sanahay Puntland waxay dhisan Tahay Muddo ku siman 18 sano waxaan wada dhistay dad weynaha ku nool Mudug, Nugaal, Sool, Sanaag,...

View Article


Shirqoolka saddex geesoodka ah ee Ethiopia? (Maxaadan ogeyn oo socda?)

Laga soo bilaabo burburkii qaranka soomaliyeed ee 1991, hamiga fog ee Ethiopia wuxuu ahaa mar in ay Soomaaliya ku soo darto Ethiopia.Si hadaba taasi ugu suurto gasho, siyaasada Ethiopia ee soomaliya ku...

View Article

Xasilooni siyaasadeed ayaa dalka xal u ah

Xasilooni waa erey mugweyn, lehna macno balaaran, waa deganaansho ku salaysan nolol iyo dhaqaale, markay siyaasad noqotana waxay xaqiijinaysaa deganaasho maamul oo dalkeena gaarsiiya nidaam dawladnimo...

View Article


Hadii Jawaari guulaysto, wax ma ka badali karaa tartanka madaxweynanimo

Waxaan jeclaystay inaan tacliiq yar ka bixiyo natiijada gudoomiyaha baarlamaanku suurtagalnimada saamaynta ay ku yeelan karto tartanka madaxweynanimada Soomaaliya, anagoo soo qaadanayna tijabooyin soo...

View Article

Xildhibaanada oo u diyaargaroobaya doorashooyinka madaxweynaha

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Baarlamaanka Mudane Cabdiraxmaan Beyle ayaa shaaciyey in doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku-xigeenadiisu ay dhaceyso 11ka iyo 12ka Janaayo 2016, tanoo ka...

View Article

CAYMO ayey u baahan tahay PUNTLAND (Qaybtii Labaad)

Halkan ka aqri Qeybta 1-aad Maxay Puntland eersatay oo ku seegtay dawrkii sharfanaa oo ku-dayashada lahaa oo ay Soomaali ku dhex lahayd? Siyaasadda Soomaaliyeed oo ay calan-sidaha u ahayd, waxaa...

View Article
Browsing all 1176 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>