Quantcast
Channel: Ra’yiga – Caasimada Online
Browsing all 1176 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

FARMAAJO ma ku haftay tallaabadii u dambeysay mise?

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Talaadadii sii daayey farriin iskugu jirtay walaac, digniin iyo baaq, xilli dhinaca kale guddiga halka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Cagaweyne oo u jawaabay Qeybdiid: Intaa taqaanay wey dhaaftay

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cagaweyne ayaa si adag ugu jawaabay Senator Cabdi Qaybdiid oo ka horyimid hannaanka doorashada ee qof iyo cod, kaas oo ay dowladda federaalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Is-ballaarinta Oromada iyo is-dabar jaridda Soomaalida

Qaybta 1-aad Soomaalidu waa dad soo jireen ah oo ku nool Geeska Afrika tan iyo xilligii Faraaciinta, iyagoo lahaa boqortooyo la dhaho Buuni (Punt), taas oo ganacsi la lahayd boqortooyadii Faraaciinta....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saamaynta ay leedahay marka qurbo-joogtu maal-gashadaan dalal kale halkii ay...

Qurbo-joogta — oo ah dadkii ka haajiray dalalkooda hooyo—waxay door weyn ka ciyaaraan kobcinta dhaqaalaha ee wadamada ay ka yimaadeen iyo kuwa ay degeen. Inkastoo dad badan oo qurbo-joog ah ay si weyn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dalalka GEESKA AFRIKA: Dhibaha iyo Dheefaha

Aagga Dalalka Geeska Afrika (DGA) waa kan ugu kooneeya qaaradda Afrika, dhinaca bari. Waxa uu ka kooban yahay dalalka Soomaaliya, Itoobiya, Jabuuti, iyo Eritrea. Waa aag xasaasi ah oo xasarado badan ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

FAHAD oo ka fal-celiyay tallaabadii uu qaaday Ruto

Nairobi (Caasimada Online) – La-taliyihii hore ee amniga qaranka Soomaaliya, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo qoraal soo saaray ayaa ka fal-celiyay booqashadii uu todobaadkan madaxweynaha Kenya, William...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fal-celin xooggan oo ka dhalatay tallaabadii uu xalay qaaday Xasan Sheekh

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay war-saxaafadeed kasoo saaray dagaalka ka socda Puntland, kadib muddo uu ka aamusna madaxweynaha dagaalkaasi, oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxay ka dhigan tahay in dowladda isu-guuriso xubno ka yimid Shabaab? (Saddex...

Muqdisho (Caasimada Online) – Sheekada ugu hadal-haynta badan Soomaaliya ayaa noqotay qisada Abshir Aadan Maxamed iyo Xafsa Maxamed Macallin. Gabadhan oo ka tagtay gobolka Bakool, kuna sii jeeday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sanad kadib magacaabistii safiirka Somalia ee Imaaraadka

Sanad kadib magacaabistii Danjiraha Soomaaliya u fadhiya safaaradda Soomaaliya ee Imaaraadka Carabta, Xuseen Cabdi Xalane, waxaa muuqda waxqabad la taaban karo oo uu safaaradda ka hirgeliyay muddadii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaalka Puntland ay kula jirto Daacish wuxuu waajib ku yahay Soomaalida oo dhan

Bishii November ee sanadkii tegay ayay dowladda Puntland si cad u soo bandhigtay cudud ciidan oo loogu talagalay in laga saaro ururka argagixisada ah ee Daacish buuraha Galgala ee gobolka Bari,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

4 qodob oo Xasan Sheekh uu ka tegay inuu uga hadlo khudbaddiisa baarlamanka

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Sabtidii si rasmi ah u furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoo khudbaddiisa dastuuriga ah ku taabtay qodobo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Falcelin aan caadi ahayn oo ka dhalatay imaatinka Abiy

Muqdisho (Caasimada Online) – Fal-celin aan caadi ahayn ayaa ka dhalatay imaatinka Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, oo maanta lagu soo dhaweeyay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimadda, kadib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Farqiga booqashadii Abiy Ahmed uu Xamar ku yimid shalay iyo tii xilliga Farmaajo

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa shalay dib ugu laabtay dalkiisa, kadib markii uu yimid oo wada-hadallo kula yeeshay Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gole shacab mise gole shaqaaqo: Sidee shalay wax uga dhaceen Villa Hargeysa?

Barakacayaal, Queen Boodo, xayiraad iyo isku eedayn dil iyo shirqool—kuwaas ayaa ugu badnaa waxyaabihii laga maqlaayay Qalka Golaha Shacabka oo fadhigiisii caadiga ahaa Sabtidii ku qabsaday xaruntiisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaalka khaadka: Itoobiya iyo Kenya oo u adeegsaday sida hub siyaasadeed

Taariikhda dalalka isticmaala daroogada si ay uga adkaadaan ama u xakameeyaan cadowgooda waa mid aad u murugo leh oo adag. Taariikh ahaan, dalal kala duwan ayaa u isticmaalay khamrada iyo daroogooyin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaalka argagixisadu waxa uu marayaa gebo-gebo

Ammin dheer ayaa geyiga Soomaaliyeed dagaal ka socday, dagaalkaasoo la kowsaday gobonnimadii Soomaaliya iyada oo 4 jir ah, ayaa dagaal culusi dhexmaray 1964-65 dowladdii Madaxweyne Aadan Cadde...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxay mucaaradku ku hoos qariyeen fariimihii ay ku garab istaageen ciidanka?

Siyaasiyiinta mucaaradka ah ayaa soo saaray labadii maalin ee ugu danbeeyey baaqyo ay ku dalbanayaan in xaaladaha amni ee dalka wax laga beddelo. Mas’uuliyiinta mucaaradka ah oo isugu jira...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soo kabashada cajiibka ah ee Muqdisho: Sidee Xasan uga dhigay caasimad nabad ah?

Muddo dheer, Muqdisho waxay ahayd meel argagax leh. Qaraxyo ismiidaamin ah oo isdaba joog ah, dilal qorshaysan, iyo baad—magaaladan wax walba way aragtay. Dadku waxay subaxdii ka baxayeen guryahooda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fal-celin culus oo ka dhalatay tallaabadii u dambeysay ee uu qadaay Aadan...

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Madoobe ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaarin doona caqabadaha ka taagan safarada iyo ku xad-gudubka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fal-celin xooggan oo ka dhalatay dhaq-dhaqaaqa Fahad iyo Kheyre ee Nairobi

Nairobi (Caasimada Online) – Falcelin aan caadi ahayn iyo hadalheyn xooggan ayaa ka dhalatay dhaqdhaqaaq ay haatan magaalada Nairobi ka bilaabeen ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Khayre...

View Article
Browsing all 1176 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>