Siyaasiyiinta ka macaashaya dagaalka socda ee Al-Shabab
Waxaa hubanti ah in rag ka mid ah tartamayaasha xilka madaxweynaha ay qaarkood u arkaan in keliya ee lagu fashilin karo hannaanka doorashada qof iyo codka ah ay tahay in deegaamadii la xoreeyay ay...
View ArticleFal-celin xooggan oo ka dhalatay go’aanka Trump ee ka dhanka ah Soomaaliya
Washington (Caasimada Online) – Fal-celin aan caadi ahayn ayaa ka dhalatay go’aanka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo haatan qorsheynaya inuu soo rogo xayiraado safar oo ballaaran, taasoo saameyn...
View ArticleMuxuu ka dhigan yahay shirqoolkii Al-Shabaab?
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa hubanti ah in Al-Shabaab looga adkaaday dagaalkii fool ka foolka ahaa, waxaana hadda soo foodsaartay cabsi xoog leh. Ifafaalaha wejiga labaad ee dagaalka iyo jabkii...
View ArticleFal-celin xooggan oo ka dhalatay tallaabadii uu qaaday madaxweyne Xasan Sheekh
Moqokori (Caasimada Online) – Fal-celin aan caadi ahayn iyo hadal-heyn ayaa ka dhalatay tallaabadii uu shalay qaaday Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo mar kale iska xaadiriyay furinta...
View ArticleSooyaalka taariikhda waxbarashada Soomaaliya
(Formal & informal Education) Hordhac Waxbarashada Soomaaliya waxay soo martay heerar iyo marxalado kala duwan. Wixii ka horreeyey qabsashadii gumeystayaashii reer Yurub dabayaaqadii qarnigii...
View ArticleMuxuu madaxweyne Xasan ku doortay labadan degmo?
Aadan Yabaal (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Degmooyinka Aadan Yabaal iyo Moqokori ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle. Safarka Madaxweynaha ayaa looga gol...
View ArticleShacabka Dayniile oo arrin cajiib ah sameeyey – Maxaa xalay ka dhacay degmada?
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa xalay sameeyay fal aad loogu riyaaqay oo cajiib ah, kadib markii ay gacanta kusoo dhigeen nin la...
View ArticleCosoble oo meesha ka saaray kala jiidashada Xasan iyo Deni, dirayna farriin...
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee dowlad-goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Cosoble, ayaa qoraal uu soo saaray ku diray farriin culus oo ku saabsan dagaalka ka dhanka ah kooxaha...
View ArticleKhawaarijta: Sida ugu sahlan ee looga guulaysan karo
Tan iyo intii buburka dowladnimadii Soomaaliya dhacay waxaa dalka ku soo xoogaysanayay xagjir wejiyo badan ah kuwaas oo ragaadiyay dalka, kana hor taagan in Soomaaliya nabad hesho dibna u hanato...
View ArticleSidee ayay bulshadu uga falcelisay arrinta uu ku dhawaaqay Xasan Sheekh?
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa haatan fidiyay gogol wadatashi ah oo ay qayb ka noqonayaan madaxda siyaasiyiinta mucaaradka iyo dhammaan saamileyda...
View ArticleXasan Abgaal oo farriin cajiib ah direy kadib baaqii kasoo yeeray Xasan Sheekh
Garoowe (Caasimada Online) – Siyaasi Xasan Shire Abgaal ayaa ka jawaabay baaqii uu dhawaan diray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo gogol wadatashi ugu fidiyay siyaasiyiinta...
View ArticleSidee looga fal-celiyay imaanshaha madaxweyne Museveni ee Muqdisho?
Kampala (Caasimada Online) – Fal-celin xooggan iyo hadal-heyn ayaa ka dhalatay casuumaad uu madaxweynaha Soomaaliya u fidiyay dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Museveni oo lagu wado inuu dhowaan yimaada...
View ArticleC/raxmaan Cabdishakuur oo si cajiib ah u qeexay xaaladda dowladnimada Soomaaliya
Xilligii Dowladdii Rayadka ahayd, ciidanka qalabka sida waxaa lagu tababarayey in ay Dowladda (Dhulka, Nidaamka Dastuuriga ah, Shacabka & Xukuumadda) ka ilaaliyaan khataraha dibadda iyo gudaha....
View ArticleYaa gar leh Wasiir Jaamac iyo Fahad Yaasiin – Fallanqeyn
Waxaa hadallo duurxul iyo dhaliilo ah hawada isu mariyay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo horey usoo noqday Wasiirka Gaashaandhigga, iyo...
View ArticleWaa kuma Cabdi Faarax Shirdoon Saacid: Musharaxa hadal-haynta badan abuuray?
Cabdi Faarax Shirdoon oo Ra’iisal Wasaare ka soo noqday Soomaaliya ayaa Talaadadii lasoo dhaafay gaaray magaalada Muqdisho. Waxaa ku wehelinayey safarkiisa siyaasiyiin dalka xilal kala duwan hore uga...
View Article