Hagbad siyaasadeedka Baarlamanka.
Hagbad, shaloongo ama ayuuto magaca aad doontaba ugu yeer waa un lacag ururtay oo leysku darsaday isla markaana iyada oo kuusan uu hal qof qaato, taas oo aan cid kale kala dhaxeyne uu danihiisa gaarka...
View ArticleShirka Jigjiga: Dhaqan Liinbaxay mise Dhimir dhalan Rogan
Cabdi Gorod wuxuu ahaa Gabayaa midho culus Gayiga Soomaali Galbeed “Ogaden” idayl ahaantiina magac iyo maamuus wayn ku leh. Isaga oo la fakaloolsan hadba xaajo aan Oday ka soo gaadh ahayn...
View ArticleFAALLO: HOGGAAN HABBOON IYO HOGGAAMIYE HUBBAN !!!!!!
Hore waxaan u qormay qormo ahayd: “Foolal cusub iyo Faro Caddaana” oo aan ku cabbiray in inta dagaal iyo dirir ka qaybqaadatay aan talo iyo xil naloogu dhiibin, isla sidoo kale aan xil naloogu dhiibin...
View ArticleDecember: Bil murugo iyo gocosho badan (Maalmo inoo madow oo ku jira)
Maalmuhu kala wanaagsan, dadkuna kala aayan wacan, shucuubtuna kala aayo hagaagsan, adduunkuna waa mareeg Maalmuhu ku dul wareegaan. Maalmuhu waxay isugu jiraan: qaraar iyo macaan, xun iyo wanaagsan,...
View ArticleJAWAAB: Bashiir Cali Xuseen waad ka xishootay xildhibaanada!
Baadi ayaa naga maqan oo aan goobeeynaa, waxaana la,nahay meesha ay naga xigto, waa dhibanahay waxaan garan la,nahay halka uu nooga yimid dhibka, asaageen waan ka harnay waxaan garan la,nahay waxa...
View ArticleMaandhow hays dilin anna hay dilin!
Tusmo iyo tusaale tixmaal baa lehe, Abwaan Guure oo dilalka Soomaaliya ka dhex dhacayay u soo kuur galay, si qota dheerna uga soo baaraan degay, ayaa su’aal adag iska weydiiyay da’yartii dalka oo...
View ArticleMAXAA KA MAQAN MUQDISHO?
Bismilaah wasalaatu wasalaamu calaa Rasuulilaah. Mudo badan ayay somalia ahayd wadan galgalanaya sidii mas madaxa laga dilay siyaasad ahaan, amaan ahaan iyo dhaqaala ahaanba. Madaxa somalia waa...
View ArticleALLA RAJIIMYADU ISU RAAD EKAA!
Dadka qaar eraga RAJIIM maqalkiisa ma jecla, inay dhibsanayaan kuma ekaystaan, ee waxay la soo boodaan inay difaac aan loo joogin la soo shir tagaan, sax iyo qaladba, eraga RAJIIM qof gaar ah tilmaam...
View ArticleShirkii Jigjiga ma la oran karaa Xabsi Maxaabiista ku Jirtaa ay la haayeen...
Waxaa markaliya kasoo muuqday shaashada idaacadaha la iska arko & Websites uu maamusho xukuumada ethiopia & kuwa xidhiidh qotodadheer la leh maamulka gumaysiga ethiopia shir lagu qabtay...
View Article“Mudane, Maalka MUQDISHO lama wada laha!” (Farriin run sheeg ah)
Arar MADAXDA midbaa tagi, midna waa iman. Soo jeede xukun doonaya, sii jeeste xukun laga diray xoog iyo xeeladba, labadaa ayey u dhexeeyaan inta wax xukunta. Waxayse ka siman yihiin BALLANQAAD kuna...
View ArticleMadaxweyne Sheikh Shariif Sh. Axmed ma la tabay mise anaa mooday?
Tan iyo markii talada lagala wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed, dadka Soomaalida ah oo aad ugu mashquuli jiray arrimaha siyaasadda ayaa la waayay meel ay jaan iyo cirib...
View ArticleDoodaha Daarood & Irir: Ma isgaranay mise waan isgaadaynaa?
Inta badan ma jecli in aan si toosa uga faaloodo arimaha beelaha, laakiin waxaan laga boodi Karin xaqiiqda ah in wax kasta oo Somalia ka socda dhib iyo dheefba ay beel ku socdaan. Waxaa intaas dheer in...
View ArticleMa maseyrto marwadii mudanaheedu maalqabeen yahay!!!
Waxaan shaki ku jirin inuu jiro maseyr oo uu qof waliba maseyro, haba ugu darnaadeen dumarka oo marka ay ragooda ka dareemaan inuu naago kale la socdo ka carooda ama mararka qaar ay dhacdo inay wax...
View ArticleGeelloow: Horumarin Af mise Horseed aafo? (Qeybtii 1-aad)
Inta faraxsan kuma jiro, inta hambalyeynaysa kama mid ihi, inta jadbaysanna haba igu soo qaadin, maxaa iga reebay? Adaa ogaan doonee, bal ila sii dhiraandhiri qormada. Jabuuti baa kulan ka dhacayaa,...
View ArticleFAALLO: AFKA HA LA OON TIRO !!!
Waxaan doonayaa inaan isweydiinno su’aalo dhawr ah, oo ku saabsan afkeena, af Soomaaligu ma cid gaaraa leh? Mise waa hanti qaranbaa iyo dowladeed? Aqristoow is weydii yaa xil ka saaran yahay Afka...
View ArticleXog iyo Gorfeyn: Dawladda Deegaanka Khaatumo: Ilaalinta midnimada Somalia
Khaatumo state of Somalia ayaa ah maamul u dhisan habkii dawladii xornimadoonka ahayd ee daraawiishta taas oo uu gundhig u ahaa ilaalinta midnimada iyo xornimada shakhsiga Soomaaaliga ah. Dawladii...
View ArticleMaxaa laga faa’iiday duulaankii Kenya ku qaaday Somalia sanad kadib?
Waxaa laga joogaa sanad iyo dhowr bilood ka dib markii dowladda kenya duulaan qaawan ku qaaday wadankeena Soomalia,hadaba maxay kenya ka faa’iidey duulaankaasi? maxayse somalida kenya iyo midda...
View ArticleFAALLO: Puntland Ma Badbaaday Rabtaa Mise Baxnaano?
Waxaan maqli jiray maahmaah Soomaliyeed oo tiraahda: “Labaatan jir Mudug jooga Alle uma xil qarin” Taas waxaa la mid ah cidii maanta Soomali hogaan u qabata. Maxaa yeelay dadka Soomaaliyeed waa dad...
View ArticleYAA LAGU LEGDAY SHIRKII NAIROBI?
Shir fool ka fool ah oo in muddo ah la sugayay inuu dhexmaro madaxda dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, waa mid aynu haatan si wadajir ah u dhihi karno “wuu qabsoomay”, balse lagu kala aragti duwan yahay...
View ArticleFaallo: Dawlada Deegaanka Khaatumo: Sanad Guuro Sad leh
Dawlada Deegaanka Khaatumo oo G’u jirsatay ayaa lagu yagleelay deegaan dadka dagaai u hamuun qabeen inay mar un arkaan calanka Soomaaliya oo ka dul babanaya ciidooda. shacabka Khaatumo waxay waqti...
View Article