Hiil-Qaran Hurdadii maka toosay?
Intii aan la galin doorashadii madax-waynaha soomaaliya ayaa aragtidayo loo gudbiyay qaar ka mid ah golaha dhexe ee Xisbiga Hiil-Qaran , waxaa maantaa muuqday dag dag iyo kala xishood wuxuu ahaa garan...
View ArticleTabeelayaal socda oo aan is ogeyn!! (Faallo xaalad ka jirta Muqdisho)
Dunidaan casriga ah ee aan ku dul noolnahay xiligaan waxa ay dhankii laga eegaba u dheereyneysaa sida shey cirka laga soo tuuray oo kale.waxaana la oran karaa rubuc qarnigii ugu danbeeyay waxaa Aduunka...
View ArticleCASUUMADII ABOORKA !!!
Soomaalidu tan iyo markii ay gacmahooda ku riday Dowldii loo arkayay in ay ku fadhido sadbursiiyo ay heli lahaayeen saraakiil iyo ganacsato midba maalintiisa gadooday qabyaaladina aaneey ka marneyn,...
View ArticleShaqaalo dowladeed awood u yeeshay ku takrifalidda hantida Qaranka
Dowlad kastaa oo jirtaa waxa ay leedahay sharci u gaar ah oo ay ku maamusho dalkeeda iyo dadkeeda, sharciguna waa inuu qabtaa shaqsi kastaa oo dambi galaa ha ahaado shacab, madax, askari, xildhibaan,...
View ArticleFaallo: Soomalida maanta & tii shalay: Waxyaabaha ay ku kala duwan yihiin
Waxa aan halkan ku soo gudbinayaa maqaal gaaban oo aan kaga hadli doona farqiga u dhaxeeyo Soomalida maanta iyo tii shalay,walaalayaal sida aad ka warqabtana dadka Soomaliyeed waxa ay ka mid yihiin...
View ArticleSida aan dib ugu dhisi karno dalkeena!
Shaki kuma jiro in aysan sahlaneyn dib u dhiska dal 20 sano ku jiray bur bur dagaalo sokeeye iyo mid shisheeyaba, hase ahaatee waxaa marag madoonto ah in aysan jirin cid kale oo laga sugayo dib u...
View ArticleQeylo dhaanta reer Muqdisho iyo Qaabdarran u dhaqanka qurbo joogta
Tan iyo markii dowladda Soomaaliya ay la wareegtay gacan ku heynta guud ahaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaa soo badanayey dadka dibadaha ka imanaya ee soo gaaraya caasimadda kuwaas oo...
View ArticleHal Bilyan oo sadaqo ah iyo Hal Bilyan oo gumac rasaas ah + Sheikh Umal ha la...
HORUDHAC : Islaamka wuxuu Allaah u soo dajiyey in uu Ruuxa Bani’aadamka ah uu horomar iyo baraaro gaarsiiyo, Ee uma soo dajin in lagu hoogo islaamka oo lagu dhibaatoodo . Allaah wuxuu Quraankiisa ku...
View ArticleFAALLO: Isku ekaanshaha halgankii Vietnam iyo kan Khaatumo
Maqaalkan ayaan uga gon leeyahay inaan isku barbardhigo halgankii jamhuuriyada Vietnam iyo kan dadka Khaatumo oo marlabaad dib usoo cusboonaaday. Dadka Khaatumo ayaa taariikh dheer u leh halgan ay kala...
View ArticleXog iyo Gorfeyn: Ahlu-Sunna: Rajo gurtay iyo Xukun gurracan!
Inta aadan cinwaanka ka caroon, inta aadan Wadaadada dambe igu xugmin[AL ITIXAAD+ALSHABAAB] inta aadan igu dhibsan eray qallafsan, inta aadan kahan adoo is leh; maxaa Wadaadada is difaacaya ku tusay?!...
View ArticleXOG iyo GORFEYN: Federaalnimada Koox baa ku Daneysata!!
Waxaa Xaqiiqo ah inaysan “Federaalnimo” si buuxda u suurtogeli karin inta Gobollo badan ayna weli u dhisnayn Maamul Goboleed loo yaqaan. Si Federaalnimo u hirgasho, waa in Gobolladii oo dhan hoosta ka...
View ArticleFAALLO: Puntland “Boqortooyadii Bisadaha” miyaa!!!?
Siyaasi weyn oo rer Puntland ah ayaa hore u sheegay inay degaankaas ka jirto wax uu ugu yeeray Boqortooyada Bisadaha “Cats Kingdom”. Taasoo buu yiri markuu curriga weyni keligi laf haysto curiyada yar...
View ArticleAqoon yahan Aragti ka arradan!
Waxaa la yiri: “Dadku waa labo: WANAAGSANE iyo WANAAJIYE” malaha murtidu qaybteeda hore waxay ku daaban tahay maahmaahdii kale ee ahayd: “WEYNAADAA WANAAGSANAADA!” mid kale waxay leedahay: “TIISA...
View ArticleKhaatumo: Waxey ugu badineeysaa Joojinta Siyaasadii “Dual Track”
Maalintii taariikhdu aheyd January 18, 2013 ayaa galabnimadii waxaa hoolka shirarka ee wasaarada arimaha dibada ee maraykanka waxaa kasoo dhexmuuqdey Madaxweynha jamhuuriyada federaalka somaliya Xassan...
View ArticleXasan-Biotic: Xeel dheere siyaasi ah oo aan xanaf laheyn.
Hoggaamiye kasta waxa uu xaq u leeyahay in lagu amaano wax kasta oo wanaagsan oo u sameeyo, isla markaana lagu dhaliilo wixii xun ee uu sameeyo. Shaki kuma jiro in aan muddo badan u haraadqabnay...
View ArticleLuuqad Dalkeedii ku dayacan: DF ma inay dayactirtaa mise waa inay dagaal...
Marka laga hadlayo jiritaanka dhaqan ay bulsho yeelan karto waxaa ugu horreeysa ee muhimka ihi waa luuqadda oo ah baaq-sidaha iyo dhaqan-sidaha umad kasti leedahay, hadii aad tusaale dheeri ah jeclaan...
View ArticleSaxariirta Soomaalida Eastleigh iyo doorka siyaasad xumada seddex-da...
Gabar dhalinyaro ah oo jaamacad ka dhigata magaalo ka mid ah dalka Soomaaliya ayaan maalin ka wada hadleeynay dhibaatada ku habsatay shacabka Soomaaliyeed ee ay mas’uulka 1-aad ka tahay siyaasad xumida...
View ArticleDaawo Video: Wax ka Baro Dadka Dunida ugu Nasiibka Badan.
Aduunka wax badan baa ka dhaca waxkastana waxeey ku dhacaa qadarta all waxaan maanta soo arkay muuqaal aan in badan daawaday oo aan jacelahay in aan nala wadaagaan muuqaalkaan ka hadlaya Dadka Dunida...
View ArticleMuqdisho inta ay sidani tahay nabad ma ahee, DF nabad haka dhigto!
Saxafigu waa run sheegaha mar waliba ka hadla xaqiiqada dhabta ah ee jirta, inkastoo ay jiraan dad diidan in runta la sheego oo jecel in wax la maldaho haddana runta waa lagama maarmaan, run...
View ArticleXukuumadda Faroole waa midda ka mas’uul ah fashilka iyo guuldarrada...
Maaha markii ugu horaysay ee Dowladda Puntland ee Soomaaliya soo hadal qaado arimaha ku aadan Muqdisha Caasimad ahaan iyo lahaansha ahaan. Waa dood dhadhan beeshay oo waqtigeeda munaasabka ahi aan la...
View Article