Quantcast
Channel: Ra’yiga – Caasimada Online
Browsing all 1175 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GOLIHII DANAYSIGA: Ciyaarta ku hoos qarsan casilaadda CALASOW?!!

Waan hubaa inay markii horeba khalad ahayd in dalka madaxwayne, raysul wasaare & afhayeen baarlamaan looga dhigo dad aan lahayn waayo aragnimo siyaasadeed & mid hogaamineed, kuwaasoo maalintii...

View Article


Laba qalad oo weyn oo Xasan uu galay iyo 5 arrin oo laga rabo xildhibaanada

Waxaa kulan isugu yimid Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya,Kuwaas oo dalbanayey in uu xilka iska casilo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh.Waxa ay...

View Article


Maroodigu Takarta saran ma arkee ka kale Takarta saran buu arkaa !!!!

Baarlamaanka soomaaliya oo wakiil ka ah shacabka soomaaliyeed oo dhan waxa ay qaar kamid ahi talo ugu soojeediyeen madaxweynaha soomaaliya Mudane. Xasan sheekh Maxamuud in uu iska casilo xilka...

View Article

Yaa ku caan baxay WAX-QABAD la’aan: Xasan, C/Weli mise xildhibaannada?

Bismillah Waxaa iga yaabiyay rag sheeganaaya iney matalaan umada soomaaliyeed oo hadana qarankii laga rabey iney horumariyaan luga gooynaaya? Maalin dhaweyd ayay aheyd markii rag xildhibaano ah iney...

View Article

Baroorta Orgiga ka weyn: Mooshinka Xasan: Qabiil u cuqdadeysan mid kale

Sheekooyinka ka soo cusboonaaday Somalia maahan wax cusub oo hadda bilowday, balse waa wax soo taxnaa oo marba heer soo maray. Waa arrin ay ku mashquulsanaayeen siyaasiyiin ka soo jeedda beelaha...

View Article


Magacyada, beelaha & qorshaha 8-da xildhibaan ee wada mooshinka Xasan

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaanno ka tirsan baarlamanka Soomaaliya, ayaa billaabay olole ka dhan ah madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud si xilka looga qaado. Haddaba Caasimada Online,...

View Article

15 Qodob oo sabab u ah Horusocod la’aanta Dowladaha Somalia soo mara

Inkastoo ay inta badan Bulshada Soomaaliyeed dhaliilo kala duwan u jeediyaan Madaxweynaha Jamhuuriyada, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Ra’isulwasaaraha iyo gabi ahaan Madaxda ka kala shaqeyso Xarumaha DFS,...

View Article

Waxaa la joogaa xilligii Xildhibaannada la kala sifeyn lahaa (Sir la ogaaday)

Maxaa dowlad lagu qiimeeyaa, yaase awood iyo aqoon ku filan u leh inuu qiimeeyo howlaha laga rabo inuu guto Madaxweynaha? Madaxweynuhu wuxuu leeyahay macaayiir (criteria )inta garan kartaa ay aad u...

View Article


Xog: Sababta keentay in 3 Xildhibaaan oo Abgaal ay ku biiraan qaswdayaasha

Waxaan rabaa inaan Nimankan Saddexda ah iftiimiyo Ujeedooyinka ay Madaxweynaha Diidmadiisa ka doonayaan, waxaanan soo qaadanayaa Hadalo iyaga qudhooda ay sheegeen oo Dad iyaga ku dhaw aan kasoo xigtay,...

View Article


Soomaaliya oo uu ka dhacay INQILAAB farsamesan (Muqdisho oo loo tashtay)

Muqdisho (Caasimada Online) - Dalka Soomaaliya waxaa ka dhacay Inqilaab xeeladeysan oo wata magaca Dastuur, Xukuumad iyo iyo Baarlamaan Federaal ah, inqilaabkaan xeeladaysan wuxuu talada dalka gacanta...

View Article

SOMALILAND oo ka faa’iideysaneysa karti-xumida haysata XASAN SHEEKH

Maamulka Somaliland ee ka taliya Waqooyiga Soomaaliya, sida Gobollada Waqooyi Galbeed, Togdheer, Awdal iyo qeybo ka mid ah Gobolada Sool iyo Sanaag waxaa dhismahiisa iska kaashaday Siyaasiyiintii...

View Article

Sirta ka dambeysa dagaalka B/XAAWO

Waxaa soo baxaya xog hoose oo ku aadan sirta ka dambeysa duulaanka lagu qaaday degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo oo ahayd magaalo degan oo dadkeedu nabad ku naaloonayeen. Labo toddobaad ka hor ayuu...

View Article

XASAN Sh. ma u qalmaa fursad labaad?

10-kii September 2012-kii, ayey Xildhibaanadda Barlmaanka cusub ee Federalka Somalia waxay cod aqlabiyad leh ku doorteen Prof. Xasan Sheekh Maxamuud Calasow inuu noqdo Madaxweynaha cusub ee Somalia....

View Article


MUQDISHO ma Madfac iyo MOOSHIN u joog baa? (Sirta mooshinka FAVORI)

Xildhibaanadii huwanaa magaca iyo sharafta Soomaaliyeed ayaa hada u muuqda kuwa isku badalay Xildhibaanada Gobolka Banaadir, maadaama howsha ay hayaan, socodkooda, Mushaharkooda iyo Amaradooduba kusoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MADAXWEYNAHA vs XILDHIBAANNADA (Warbixin uu diyaariyey Yusuf Garaad)

Qarannimada Soomaaliya waxaa ku yaalla dakharro badan. Haddii Soomaali oo dhami ay u istaagto lama hubo in ay ku guuleysan karto badbaadinteeda. Sidaas ay tahay qaar badan oo naga mid ah ayaa si ula...

View Article


Soomaaliya oo noqon doonta dal diimo badan looga dhaqmo sanadka 20…..?

2050 Soomaliya ma noqon doontaa wadan diimo badan looga dhaqmo? Taariikhda ay soo mareen wadamo dhawr ah oo Africa ku yaala iyo dunida meelo ka tirsan oo dagaalo soo maray, waxaa isla markiiba kuu soo...

View Article

18-ka MAY & maanka dhalinyaradeyda

Aniga, Waxaan ku Indha-furtay kuna garaadsaday Muqdisho iyadoo aanay Dowladi jirin. Soomaaliduna Toban Magac iyo Maamullo is diidan ku kala hoos jirto. Waxaanse Sheeko ku hayaa inay Dadkaasi is diidani...

View Article


Inaan sheego ma rabinee sheekaan ku keenay!. Qalinkii BASHIIR CALI XUSEEN

Madaxa meel ka sii sarreysa oo la salaaxo in aysan jirin, waa muran ma doonto aan marqaati loo raadineyn, tanise waa far muuqid macquul ah iyo xaqiiq isu meerin ma huraan ah ee bal maanka la kaasho,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

R/W Cabdi Weli & seedigiis oo iibsaday beeshooda (Qorshaha 24-ka bishan)

Waxaa magaalada Qardho ka socda qabanqaabada caleema saar nin lagu sheegay inuu boqor u yahay DAAROOD, taasi oo  weyn uga soo horjeedaan beelaha Sade, Awrtable iyo Leelkase. Burhaan Muuse oo ay wataan...

View Article

Taagerayaasha SNM & SSDF oo fuliyey balanqaadyadii ay la galeen xabashida‏

Labadan Jabhadood waa SNM iyo SSFD,Waxa ay ahaayeen Labadii Jabhadood ee ugu horeeyey ee u gala Mamulkii Xabashida si ay u ridaan Dowladdii markaasi jirtay ee Kacaanka,Waxa ayna Labadan Jabhadood...

View Article
Browsing all 1175 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>