Quantcast
Channel: Ra’yiga – Caasimada Online
Browsing all 1175 articles
Browse latest View live

Faallo: Dhismaha Xisbi waddani ah oo badbaadiya dalka iyo dadka Somalia

Sida aan balanqaadayba Qormadii hore ee cinwaakeedu ahaa Dhacdadii foosha-meyd ee Islii ka dib Maxaa xal ah dadka Soomaaliyeed?, Taasoo aan kaga hadlay dhibaatadii ka dhacday Xaafadda islii ee...

View Article


Tallaabada Mungaab talo kama dhama

Arooska, sida ay Ilmo Aadan (Dadka) ka wada simanyihiin, waa Astaanta Farxadda iyo reyn reynta. Waana Munaasabad inta ay quseyso iyo intaanay quseynba ay si isla eg ugu dabaal-degaan ugana wada qayb...

View Article


Barlamaanow seddex baad u qeybsan tahay, seddexna waa kuu cadow!.

Waa wax iska caadi ah marka ay bulsho ama dad isku mihnad ihi ay howli meel isugu keento in ay dhinacyada fikirka iyo mabaadiida ku kala aragti duwanaadaan, laakinse taasi macnaheedu maaha in ay noqoto...

View Article

Laba mooshin oo dano qabiil wata oo la horgeeyey baarlamanka Soomaaliya

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad, ayaa shalay Baarlamaanka hor keenay labo qaraar oo laga dhadhansan karayey inay gadaal ka riixayeen danaha qabiilka uu kasoo jeedo...

View Article

Xildhibaano dagaal ku haya Muqdisho oo diyaariyey shirqool ujeedku yahay..

Magaalada Muqdisho ayaa noqotay Magaalada ugu ayaanka daran caalamka, arrintaas oo ay sabab u tahay magaalada oo noqotay caasimad mudo dheer dagaalo sokeeye ka jireen. Dagaalada sokeeye kadib oo dawlad...

View Article


Urugada Islii anagaa eedeeda iska leh

Soomaali hadaan nahay waxaan nahay bulsho ku caan baxday inay kaliya cabaadaan marka ay la kulmaan cawaaqib xumada cillado ay iyaga iyo iyaga oo qur ihi ceebaalkeeda leeyihiin, waayo waxaa na haysta...

View Article

Sh. Shibli: Ayaan darane “Abu Muslim Al-khuraasaani iyo Cabbaasiyiintii”

HORDHAC:- Waxaan qormadaan oo ay xigi doonaan kuwo kale – in shaa Allaah- kaga sheekayn doonaa nin ayaan darane ahaa, taarikhduna ku xustay danbiyadii uu galay iyo sidii xumayd ee uu uga galbaday...

View Article

Qorshaha Xasan Sheekh, Muungaab, Guuleed & Farax C/Qaadir ee Xamar

Isbedelka Muqdisho u baahneyd ma yahay kan haatan socda? Guuxa Dadweynaha Muqdisho, Ma waxaan ku soconaa wadadii Madaxweynihii Masar ee Mohamed Mursi!? Shacabka magaalada Muqdisho ayaa maalmahaan is...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarni cusub iyo qiiro Qabiil: BY MAAXI

Waxaa ila haboon inaan marka hore qeexo mawduuca aan ka hadleyo iyo inaanu mugdiga ka saaro ereyo dhawr ah oo dadka qaarkii marar badan isku murgiyo macnahooda. Aanu isweydiinee Waa maxay qabiil? Waa...

View Article


Sheekh SHIBLI: Ayaan darane: Cumar Al-Naasiri: Basaanimo Mujaahidnimo,...

Qeybtii 2aad Waa qeybtii 2aad ee taxanaha Ayaan Darane oo aan ku soo gudbino dhacdooyin mudan dhugasho badan. Waxaa gacantayda ku dhacay kitaab ka kooban ( 538 Bog ) oo carabi ku qoran, cinwaankiisuna...

View Article

Xog & Gorfeyn: Khilaafka Siyaasadeed ee Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya

Tan iyo Xornimaddii dalka Somalia marna heer wanaagsan ma gaarin xiriirka Somalia iyo Kenya, waxaana taasi ugu wacan muranka soo-jireenka ee dhulka NFD ee W/bari ee dalka Kenya oo uu Gumeysigii...

View Article

Sh. MAXAMUUD SHIBLI: Ayaan Darane IBNUL-CALQAMI iyo TATAARKII

Qeyb. 3aad Waa qeybtii 3aad ee taxanaha Ayaan Darane oo aan ku soo bandhigno dhacdooyin mudan dhugasho gaar ah. Waxaan qeybtan ku soo qaadanayanaa nin ka qeyb qaatay dhacdadii Tataarku ku qabsadeen...

View Article

Qorshaha Kenya & Qaran Jabka dalka SOMALIA (Xog iyo Xaqiiq xasaasi ah).

Wiil yar  ayaa la diley aabbihii, wiilkii yaraa wuxuu koro oo kobcaba, wuxuu gaadhay gu’ gaashaanqaad. Maalintii dambe ayaa la tusay oo waxaa la yidhi waa kaa ninkii aabbahaa diley. Waxaa laga filayey...

View Article


Xog Xasaasi ah: Falalka amni darro ee ka dhaca Muqdisho yaa ka dambeeya?

[XASAASI!]: FALALKA AMNI DARRO EE KA DHACA MUQDISHO YAA KA DAMBEEYA? “Waxa socda ninkaan garan, waxa soo socdana ma garto” GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariiisina...

View Article

13-kan Qodob haddii laga waayo DFS, Muqdisho Nabad kama dhalaneyso.

Madaxweynaha iyo Madaxda Jamhuuriyada Federaalka Somalia, Akhristayaasha sharafta leh dhammaan waxa aan halkaani ugu soo gudbinayaa Qodobo muhiim ah oo aan is leeyahay waxaa lagu xaqiijin karaa...

View Article


Marinhabowga AXMED MADOOBE iyo garasho la’aanta madaxda DF Somalia

Inkastoo Soomaalidu ay ka wada simantahay dayacaada Dalka iyo Kheyraadka hadana waxa aan qoraalkeygu si kooban tooshka ugu ifin doonaa kuwa dayacay dalka gaar ahaan Dowlada iyo Maamulka KMG Jubba ee uu...

View Article

Dowladaha siman ee Somalia ka jira!!

Inkasta oo ay noqonayso arar qofkii arkaa uu isweydiinayo waxa ay yihiin ama aan kala jeedo dowladaha siman ee Soomaaliya ka jira, hadana waxaa xaqiiqdu ay tahay in aan indhaha laga qarsan karin...

View Article


11 qodob oo ay kooxda Aala-Sheikh ee Sh Shariif kaga fiican yihiin Dam-Jadiid

Waxaan sahmiyay 11-ka Qodob ee ugu muhiimsan oo kooxdii hore ee Sheekh Shariif ee ‘Aala Sheekh’ ay uga fiicanyihiin kooxda ‘DamJadiid’ ee Xasan Sheekh. 1 – Kooxda DamJadiid waxay dalka ku soo...

View Article

Xiisad siyaasadeedka aadan ogeyn ee todobaadkan ka jira dalka Soomaaliya

KAFTANKA SIYAASADDA TODOBAADKA Waa sheeko siyaasadeed taxane ah oo sawir guud ka bixineysa marxaladda siyaasadeed ee uu dalka marayo. Jimcaale: Waxaan fahmi la ahay ujeedada ay ka leeyihiin raggan...

View Article

Qiso cajiiba oo uu qoray Sheikh Shibli: Ayaan darane Cali C/Sacuud Maxamed...

Qeybtii 4aad -          Waxaan qormadan 4aad ku soo qaadanaynaa qiso aad u yaab badan oo aad ila wadaagi doontaan qeybaheeda kala duwan ee aan soo bandhigi doono. -          Waxaan ka codsanayaa...

View Article
Browsing all 1175 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>