Midowga Yurub oo Somalia ka dhigtay Xabaalaha Qashinqubka Sunta
Soomaaliya xukunkii milatariga ee ku dhisnaa kelitalisnimada wuxuu baray in xoog waxkasta lagu muquuniyo, dagaalogayaasha beelaha oo aaminsan in xalka uu ku jiro adeegsiga xoog ayaa curiyey ciidamo...
View ArticleDowlad goboleed shisheye ku daaban
Billowga Fadqallalada Federaalka. Waxaa la yidhi nin waalan oo dhimirka wax ka qaba, ayaa carruurtiisii iyo Ooridiisii dhibaabe iyo dhaawac gaadhsiiyey, markaasaa dadkii xigaalka u ahaa calaacal la...
View ArticleSawirro iyo Xog: Madaxda Soomaalida oo isu-dulleenaya madaxda caalamka
Muuqaal iyo Maqal: Qaran Jabka Soomaaliyeed Baryahan dambe waxa soo kordhaya dhaqan xumo iyo bratakool la’aan looga bartay madaxda Soomaaliya marka aay la xaajoonayan dalalka kale ee ay diblomaasiyadda...
View ArticleSaddex CUDUR oo halis ah oo DADKA Soomaaliyeed ku dhacay (Faah-faahin)
Bismillaah, Cudur marka aad maqasho waxaa Maskaxdaada ku soo dhacaya Xanuun, Xanuunkaas oo ah bugto loo jiifto Qaarkeedna aan laga Bogsoon, hadaba bal aan isku dayno marka hore inaan qeexno noocyada...
View ArticleDaldalaadda AXMED CABDI GODANE!
Daldalaadda godane !!! Ma u waayey xijaaj ???? (1) HORUDHAC Taariikhda islaamka waxaa ku jirta xiliyo lala dagaalamay Khawaarijta siiba waqtigii xukunkii Ummawiyiinta ooy aad u xoogeysteen ayagoo...
View ArticleMarkaad u fiirsato arrimahan ayaad la yaab ku arkeysaa siyaasada Somalia
Siyaasiyiinta Soomaalida oo aan lahayn aragtidii lagu hogaamin lahaa dal, Sidoo kale u qaatay Shacabkii Soomaaliyeed Masaakiin loo sheegi karo wixii la rabo Siyaasiyiinta Soomaalida ayaa noqday...
View ArticleDARDAARAN IYO DIGNIIN KU SOCOTA GABDHAHEENA QAALIGA AH!
GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariiisina Nabigeenna Muxammad ah Korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, Aqristoow waxaan wada ognahay nasiib darro! In waalidka...
View ArticleLaba mooshin oo dano qabiil wata oo la horgeeyey baarlamanka Soomaaliya
Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad, ayaa shalay Baarlamaanka hor keenay labo qaraar oo laga dhadhansan karayey inay gadaal ka riixayeen danaha qabiilka uu kasoo jeedo...
View ArticleXildhibaano dagaal ku haya Muqdisho oo diyaariyey shirqool ujeedku yahay..
Magaalada Muqdisho ayaa noqotay Magaalada ugu ayaanka daran caalamka, arrintaas oo ay sabab u tahay magaalada oo noqotay caasimad mudo dheer dagaalo sokeeye ka jireen. Dagaalada sokeeye kadib oo dawlad...
View ArticleUrugada Islii anagaa eedeeda iska leh
Soomaali hadaan nahay waxaan nahay bulsho ku caan baxday inay kaliya cabaadaan marka ay la kulmaan cawaaqib xumada cillado ay iyaga iyo iyaga oo qur ihi ceebaalkeeda leeyihiin, waayo waxaa na haysta...
View ArticleSh. Shibli: Ayaan darane “Abu Muslim Al-khuraasaani iyo Cabbaasiyiintii”
HORDHAC:- Waxaan qormadaan oo ay xigi doonaan kuwo kale – in shaa Allaah- kaga sheekayn doonaa nin ayaan darane ahaa, taarikhduna ku xustay danbiyadii uu galay iyo sidii xumayd ee uu uga galbaday...
View ArticleQorshaha Xasan Sheekh, Muungaab, Guuleed & Farax C/Qaadir ee Xamar
Isbedelka Muqdisho u baahneyd ma yahay kan haatan socda? Guuxa Dadweynaha Muqdisho, Ma waxaan ku soconaa wadadii Madaxweynihii Masar ee Mohamed Mursi!? Shacabka magaalada Muqdisho ayaa maalmahaan is...
View ArticleQarni cusub iyo qiiro Qabiil: BY MAAXI
Waxaa ila haboon inaan marka hore qeexo mawduuca aan ka hadleyo iyo inaanu mugdiga ka saaro ereyo dhawr ah oo dadka qaarkii marar badan isku murgiyo macnahooda. Aanu isweydiinee Waa maxay qabiil? Waa...
View ArticleFadeexadda DF: Deg-deg-tii Ukraine & ka damqasho la’aanta Islii + Document
24 Saac wax ka yar ayey Dawladda FS war saxaafadeed uga soo saartey arin ka dhaceysey Yurub, oo aan illaa iyo hadda la fahmin cidda ay u adeegeysey, iyo waxa keeney degdegtaas, ayadoo dhanka kale-na...
View ArticleDocument: Meelaha beenta ee daqliga Muqdisho la qorsheeyey in lagu qaato
Qoondaha Miisaaniyadda ee 2014-ka ee ka imaaneysa Canshuurta Muqdisho ee Wasaaradda Maaliyadda horgeysay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gebi ahaanba loo qeybinayaa Wasaaraddo magac u yaal ah, iska daa...
View ArticleXog: Dhacdadii foosha-xumeyd kadib Maxaa xal u ah dadka Soomaaliyeed ?
Waxaan marka hore muuujinayaa sida aan uga xumahay dhibaatadii ku dhacday Shacabkii Soomaaliyeed ee ku noolaa Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi,Kuwaas oo loola dhaqmay si waxuushinimo ah oo ka soo...
View ArticleXog: Maxay socdaalka C/weli & Saacid ee Kismaayo ku kala duwan yihiin ?
Tan iyo shalay waxaa Kismaayo jooga Ra’iisul wasaare Abdiweli Shiikh Ahmed iyo wafdi uu hoggaaminayo. Waxaana tirada wafdigaasi la iigu sheegay inuu yahay 80 xubnood oo isugu jira xildhibaano, laba...
View ArticleQORMO taxane ah: Horumarinta nafta: Raad suuban ku reebo Taariikhda
Taxane (1): HORDHAC: Waa goor fiid ah, oo ay dhamaan xubnihii qoysku iskugu soo urureen daaradda guriga, mid shaqo ka yimid ama mid Tacliin iyo goob waxbarasho kasoo gadoomayba (laabtay). Aabe Geedi oo...
View ArticleU gogol xaaridda reer gablbeedka ee bililiqada berriga Somalia, iyo qorsha...
Dowladaha dunida waxay ku dhisan yihiin siyaasado u adeegaya ummadda ay maamulaan oo had iyo jeer isku daya inay baahida haysa ay daboolaan taasoo ay ku raadiyaan hadba sida ugu macquulsan ee ay ku...
View ArticleRAAD-RAAC: Maxay Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe ku kala duwan yihiin?
Maxamed Cabdi Afey oo u hiiliyey Walaalkii Axmad Madoobe iyo R/W Cabdiweli oo dhabar jebiyey Col Barre!! Labadaan hogaamiye waxaa ay kamid yihiin hogaamiyayaasha Soomaaliya aadka looga yaqaano, ha...
View Article