SOW ISMACASILO WASIIRKA AMNIGA?
Waxaa maalinba maalinta ka danbaysa soo kordhaya kartidarrada wasiirka Amniga. Dowladda ra´isal wasaare Saacid waxaa xilka looga casilay kolkay wax ka qaban wayday arrimaha amniga oo uu madax ka ahaa...
View Article11 arrin oo ay DFS uga hortagi karto in mar kale lasoo weeraro Villa Somalia
Tallooyin ku wajahan dawlada Soomaaliya. Weerarkii ay argagaxisada Al-shabaab ku qaaday xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, waxay caddeyn u tahay aqoonyarida, musuqmaasuqa, habacsannaanta iyo iyo...
View Article28-ka February: Maxaa kala haysta DF & Axmed Madobe (Maalin muhiim ah)
Muqdisho (Caasimada Online) - 28-ka bishan February, waa maalin muhiim u ah heshiiskii ay dowladda Somalia iyo maamulka Axmed Madoobe ku galeen magaalada Addis-Ababa ee dalka Ethiopia, oo 6 bilood ay u...
View ArticleHawiye & Ethiopia maxaa kala haysta, Maxaase ku soo socda MUQDISHO?
Waxaan aad ugu xumahay in amnigii Xamar uu noqday mid aanan weli leeysku haleyn karin marba haddii Vila-Somali loogu tagay Madaxweeynahii dalka, balse waxaan aniga iyo rag faro badan u arkaan xalka...
View ArticleSHEEKH SHIBLI oo qoray qormo cajiib ah: Dabin MUSLIM mise Dar MUSLIM
Nairobi:-Waa maqaalkaan kooban oo uu qoray Sheeh Maxamuud Maxamed Shibli wuxuuna maqaalku xanbaarsan yahay faa’iido badan isagoo taabanaya dhinacyo kale duwan , Qoraalkaan ayaa Sheekh. Maxamuud Maxamed...
View ArticleXil ka qaadistii Tarzan & magacaabistii MUUNGAAB iyo wixii lagu qarinayey
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristoow, dadka aan siyaasada dalkooda sidaa ula socon sababo aad u...
View ArticleAXMED MADOOBE oo raacay waddadii Gen. Morgan & Col Axmed Cumar Jees
Axmed Madoobe oo lagu doortay shirkii Kismaayo ka dhacay inuu madaxweyne u noqdo maamulka Jubaland oo ay ku midoobeen gobollada Jubooyinka iyo Gedo kadibna dagaalo iyo muran gobolladaasi hareeyey loo...
View ArticleXasan Sheikh iyo C/Weli oo lala taliyey
Tan iyo markii ay dowladda Federaalku ka baxday ku meelgaarkii sidoo kalena la doortay Madaxda hadda jirta gaar ahaan Madaxweyn Xasan Sheekh,waxa ay dadka Soomaaliyeed filayeen in ay wax badan iska...
View ArticleKEEROOW 50 (Konton) sano ha-gaaro
(Let keeroow be 50 years old) Dadka Somaaliyeed meel-walboo ay joogaan waxay is wey diiyaan Su’aasha ah goormee ayuu Dalkeenu uu Nabad noqonayaa??? Jawaabo kala duwan ayaa laga bixiyay...
View ArticleMUQDISHO DHUFEYSO BADANAA !!!!!
Markii uu waagu baryey waxaan u soo dhaqaaqey Goobteydii Shaqada waxaan arkey Dad meel ku Xoosan oo isugu jiro Odoyaal, Haween, Dhalinyaro iyo Caruur kuwaas oo Laba laba u Faqaya, waxay ka...
View ArticleShirqoolkii Dahabshiil ee Al-Barakaat, 13 sano kaddib maxaa xigi doona?
Sedex iyo toban sano kadib ayey Cadaaladii guuleeysatay,waxaa mira dhalay daacadnimadii Ganacsade Axmed Nuur Cali Jimcaale oo Shirkadiisii Al-Barakaat xaqdarro loo xiray,sidoo kalena xoriyadiisii...
View Article7 Arrin oo sabab u ah in Al-Shabaab ay ku xoogeysato magaalada Muqdisho
Isbadalka Siyaasadeed ee ka dhacay Soomaaliya bishii Septemper 2012 ee lagu doortay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu horseeday faa’iidooyin iyo caqabaddo dhinac yaal oo ugu horeyso kooxaha...
View ArticleQatar cusub oo midnimada dalkaa soo wajahday & 5 qodob oo lagu xalin karo
Nidaamka Federaalism-ka oo abuuray mishkilad hor leh islamarkaana qatar ku ah Midnimada dalka Ka dib markii ay dhacday Dowladdii Dhexe ee Soomaaliyeed, Waxa uu Wadanku galay dagaalo sokeeye oo...
View ArticleDagaalka hoose ee lagu hayo Hawiye
Qaraxyada Al-Shabab Waa Xasuuqa Beesha Hawiye! Waxaa bulshada ka wada nixiyay qaraxii foosha xumaa ee argagixisada ay ka geeysatay magaalada Buuloburde, laakiin dhanka kale waxaad moodaa in arintaas...
View ArticleDhulka Somalia oo ay suurta gal tahay in loola wareego baasaboor dartiis
Waa maxay saamaynta Crimea ee Ruushku ku yeelan karto Siyaasadda Geeska Afrika? Dadka Soomaaliyeed ee ku nool dhul lagu qiyaaso 400,000 mayl oo wareeg ah ee Geeska Afrika ayaa maanta u kala qaybsan...
View ArticleBOQOLKA MAALMOOD EE SOO SOCDA
Ugu horeeyn waxaa quman in Gudoomiyaha & Duqa Muqdisho awooda iyo xilka uu Ummada u hayo ay tahay mid aad u weeyn, kana qiimo badan xilka Wasiir iwm. Xaqiiqdii Muungaab waxaa looga fadhiyaa in uu...
View ArticleSHAACIN: CADOWYADA qarsoon ee ay leedahay dowladda Federalka Somalia
Ka dib markii aan muddo badan insha ku hayey xaaladaha ay ku sugan tahay Dowladda Federaalka iyo waliba caqabadaha ka haysta dhinacyada Amniga Siyaasadda iyo la wareegidda talada Dalka,Waxaa ii soo...
View ArticleBaydhabooy ka maseyr Gaalkacyo inta aad dagaal geli lahayd !! (Faallo)
Markii ay dhacdey Dowladii Miltariga Sannadkii 1991 ayaa waxaa Abuurmey Jabhado Magaca ugu horeeya uu yahay S oo ay ka wadeen Soomaaliya ,waxaana si Miyir la’aan ah ay Beel waliba u samsyatey Urur u...
View ArticleWAA LOO DHAN YAHAY (W/Q C/Kariim)
Muddadii ugu dambeysay hal-ku-dhegyada dhegaheennu ay ka daaleen waxaa ka mid ahaa “Looma dhama” taasoo inta badan ku saleysan dano shaqsiyadeed, dano kooxeed, dano siyaasadeed, dano qabyaaladeed iyo...
View ArticleMagacaabis-Saaxiibeysan: MUUNGAAB oo raacay waddo aad caan u ah (XOG)
Marka la eego Masraxa iyo Haykalka Maamuleed ee Dowladihii KMG iyo Dowladdan Federalka waxaan ka dheehan karnaa Dabeecad cusub oo ku soo kordodhay qaabka loo xusho Mas’uuliyiinta iyo Madaxda maamulayo...
View Article