Saameynta & dhaawaca DF Somalia ka soo gaari doonta tallaabadii Ethiopia
Ciidamada Itoobiya ee sida sharcidarada ah ku joogay Wadanka Soomaaliya ayaa Arbacadii 22,2014 si rasmi ugu biiray howlgalka AMISOM Iyadoo la iska indho tiray xasaasiyadda ay ka qabaan Shacabka...
View ArticleWarbixin: Gobolka Gedo iyo Dowladda Federaalka, Yaa gartooda naqi kara?
Gobolka Gedo dadweynaha ku nool waxaa lagu tilmaamaa inay yihiin waddaniyiin, aan jeclayn gobolaysiga iyo kala qaybsanaanta Soomaliya . Waxay kale oo caan ku noqdeen soo dhawayntadowlad kasta oo...
View ArticleYaa ku haboon hogaanka maamulka Gobolka Banaadir? (Aqri astaamaha)
Shaki kuma jiro Gobolka ay hoos timaado caasimadda Soomaaliya ee Banaadir u baahan yahay maamul waxtar leh iyo hogaan suuban oo marxaladan kala guurka ah la jaanqaadi kara, waxna ka bedeli kara xaalada...
View ArticleMaxay tahay sababta Meles Zenawi uu u diidanaa in ciidamada Ethiopia ay ku...
Raiisul Wasaarahii Hore ee Itoobiya Melles Zanawi waxaa u diidanaa in Ciidamadiisa ay ka mid Noqdaan Ciidamada Amisom ee Soomaaliya isagoo markasta oo loo soo bandhigo Arrimaha ku saabsan ku...
View ArticleSoomalida oo si fudud u cuna-qabteyn karta 2-da dal ee u diidan dowladnimo
Waa fududahay sida lagu cunaqabateyn karo labo Dowladood oo Soomaaliya u diidan Dowladnimo, kuwaasi oo kala ah Kenya iyo Ethiopia. • Soomaalida meel walbo ay joogto Jaadka ha joojiso isticmaalkiisa...
View ArticleMaxaa ka dhaxeeya Baydhabo & Xalab
WQ: Cabdiaziz Bashir Ashkir caweeye@hotmail.com Junaury, 30 2014 Saaka oo khamiis ah waxaan ku waa bariistay. Saaka oo aroor horre ah,saacadda xaga yagga ah 7:7 am. ama aroornimo San Diego Usa....
View ArticleInternetka & Argagixisada Al-Shabaab
Isku dayga al-Shabaab ay ku mamnuuceeyso internetka xawaarahiisa sarreeyo ee fiber-optic-ga iyo adeegga moobiillada internetka leh ayaa caro kala kulmay muwaadiniinta Soomaaliyeed waxaana uu keenay in...
View ArticleC/Weli Gaas: sidee kugu af-garannaa?
Jiilaalkii 2012-ka, markii aan qorayey maqaalkii: Dhambaallada af-Ingiriisiga ah: Ma Jaajuusnimaa mise waa Isqaadqaad? aan Amiir Caamir ka ergadee, Isma lahayn adiga iyo Madaxweyne dadkiisii la hadlaya...
View ArticleHalxaaran ah nirigxalaala madhashaa?
Jawabtu waa Maya !!!!! Araartayda aan Hormarsado Anigu waxaan ahay Mowadin Somaliyaded ahna Muwadin Puntland, Jecelna Horumarka iyo Jiritaanka Umadiisa Melkasta iyo markastaba hegan u ah ,Cidnana aan...
View ArticleWarbixin: Dawlad goboleedka HAWIYE
Beesha Hawiye oo ah beesha ugu weyn beelaha Soomaliyeed uguna dhul ballaaran, ayaa in muddo ah laga sugayey iney ka tashadaan aayaha dadkooda iyo dhulkooda, laakiin waxaa caqabad ku ahaa arinkaas...
View ArticleXOG IYO GORFEYN: Qaranimo Fog inta Qabiil Mudnanta Lee yaahay (Aqri)
Hananka Dawladnimo wuxuu hana qaadi karaa markuu kafoog yahay qabiilaysi nin jaclaysi iyo eex` waxaa hubala markii Hogaamiyuhu uu ka fogaado arrimaha qabiilka inuu yeelan doono hanan qaranimo ummada...
View ArticleWarbixin: Awoodda Shabab + Fashilka DF Somaliya + Siyaasadda Dahabshiil =...
Muqdisho (Caasimada Online) - Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliya ee kala ah Hormuud iyo Somtel ayaa joojiyey isticmaalka adeega internetka ee Koofurta Soomaaliya. Joojinta adeega internet-ka ayaa la...
View ArticleKASHIFAAD: Dhibaato hor leh iyo kala boobka dhulka (Maxaa socda?)
Inta la hubo Waddanka Soomaaliya waxa uu leeyahay 8. 200. 000 Hektar oo ku habboon beerista dalagga kala duwan, intaas waxaa u dheer xeeb badeed dhirirkeeda kor u dhaafay 3000 KM oo ay ka buuxaan...
View ArticleSomali loo soo carbiyey la dagaalanka diinta ee badali doonta Al-Shabaab
Bakayle intuu bur ku jiro ayuu bur kale sii daydaydaa, cadowga islaamkuna inta ay hub ama qorshe kugu la dirirayaan waxay sii diyaarsanayaan hub iyo qorshe ay kaas ku badashaan; waayo xeeladdii ama...
View ArticleSOOMAALIYA: Federaal sharafeed iyo Maamul Gobolledyo Qabyaaladeysan
Sida aan wada ognahay, islamarkaasna ay ku celceliyaan Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa looga fadhiyaa in sanadka 2016 da ay Dalka ka hirgaliyaan Doorasho guud oo qof iyo codkiisa ah oo...
View ArticleDad la yaqaan guurso dad la yaqaan beey dhalaane (Qeybtii 1-Aad)
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aan ku hormaro’e Xikmadaa kore ee ciwaanka ah waqtiyadii hore Soomaalidu...
View ArticleEthiopia oo mar kale dooratay inay ku dhacdo khaladkii ay ku dhacday 2007
Dowladda Ethiopia oo dhawaan ku biirtay howlgalka Amisom ee ka socda Soomaaliya ayaa bilowday in ay Ciidamo badan ku soo gurto gudaha dalka Soomaaliya Iyadoo iska ilowday wixii ka qabsaday...
View ArticleHayinka Dowladda Federaalka xaggee buu hiigsigiisu yahay? (Faallo)
Dowladda Federalka ee hal sanno jirka ah, ayaa waxaa weli ka lunsan toobiyaha ay ku hanaqaadi karto, waayo waxaa ku furan Mowjaddo Siyaasadeed, kuwo colaadeed iyo Eedeymaha Beesha Caalamka ku...
View ArticleDowladda Federaalka ee Al-Shabaab
Dhibaatadi ka dhalatey Qaran jabka Soomaaliya, waxaa muuqata in aan wali laga soo bogsan hadii uusan dhaqan gal aheyn amar dowladeed. Bishaan waxa dhaqan galey amar ay soo rogtey Kooxda Al-Shabaab....
View ArticleIslaam argagixiso ma noqdee, ayagaa argagixiso waligood ku noolaa + Reer...
Waxay Yiraahdeen “All Muslims are not terrorist, but all terrorist are Muslim” Sida caadiga ah, dunida waxay soo martay siyaabo kala duwan oo ummadihii soo jiray ay isu diidi jireen, ama ay isku...
View Article