Konton (50) Kun oo Doolar oo Halis Wadata !! (Warbxin Xiiso leh)
“Rasaasta aan Maqleyney Alla Waa Wariye Hebel ee Deriskeennaa ahaa waxa la diley , markiiba Laba Nin oo ka dhawaa halkii lagu diley Wariyaha ayaa meel Luuq ah ku eryadey Raggii Diley Wariyaha waxayna...
View ArticleFAALLO: Yaa Colaadda Ka Dhigta Agab Siyaasadeed?
Nabad iyo Colaad waxaa laga warsadaa Qof labadaba usoo joogey. Tusale gaaban: Waxay u kala duwan yihiin sida jaannada iyo cadaabta. Nabadda waa lagu baraaraa, colaaddana waa lagu wiiqmaa. Nabaddu waa...
View ArticleDilkii Sheekh C/Qadir Gacamey AUN Maxaa Looga Dan Lahaa?
Warku maqalkiisu wuu murugo iyo mashaqo waynaa. Wuuna Indo xumo iyo calool xumo badnaa. Qof walba oo Muslim ah naxdin iyo uur ku taalo ayuu ku reebay. Waligay ma sawiran sifo la mid ah. Una malayn...
View ArticleSoomaaliyeey, nimaan idinla qaxeyn, yuusan idin qixin
Dhibaatada soomaaliya iyo jiho wareerka ka taagan, waxaa inta badan huriya, dad carruurtoodii iyo maatadoodii, geystay waddamo amni iyo ammaan ah, ayna ku haystaan nolol adduun oo raaxo leh. Bal u...
View ArticleMa taqaannaa sababta ay u dhamaan la’dahay QABYAALADDU?
Wax kasta oo dunidan yaallaa waxay maraan 3 MEERTO, Way dhashaan, way koraan, deetana way dhintaan marka laga reebo QABYAALADDA Soomaalida…! Waxaan marka dhowr mar is waydiiyay sababta keentay inay...
View ArticleMaxay Al-Shabab u qaadan la’ dahay nabadda? (Daawo Culumaa’udiin iyo...
Iyadoo Dalka Soomaaliya uula daala dhacayey labaatankii sanno ee la soo dhaafay Colaado iyo abaaro ayaa waxa uu dalka Soo maray wax ay marqaati ka wada yihiin dhamaan Shacabka Soomaaliyeed meel kasta...
View ArticleMareykanka ma ukun baa, Turkigana ma Xadiid baa!! “Maxaa loo yiri KMG waan ka...
“War maxaa loo yiri Ku meel Gaarkii baan ka baxney,Beerka Caaro Idiin Goysey “Qayladaan waxay ka soo yeertey Nin Odey ah oo aan si wanaagsan isku naqaan da’diisana aan ku qiyaasey 70 Sanno” markaas...
View ArticleAL ka gurguuree AL u guur!
Adoon i HABAARRAMIN ila AQRI. Illeen qof HABAAR u hoyday lama heline. Mid DULMANSE ma halmaanin. Adoon CAAYTAMIN isha mari. Illeen AF CAAYTAMA NINKIISUU KU YAALE! Adoon CARAYSNAYNAYN ila WADAAG. Illeen...
View ArticleDOWLAD DALKEEDII KA MARTI AH: Federaalka qabyaaladeed iyo khatarta uu soo...
Cudurka kaa gala fardaha, haddii laga gubo dameer, dawada lama gaarayoo waa hadal abwaan hore waana howshan haatan dalkeenna ka hana qaadday. Dowladdu faraha haka qaaddo gobol hebel! Madaxweynuhu kama...
View ArticleSAHAL waa sansaan dagaal sokeeye!
Bulshaan kala sareyn iyo sinaan baan sugeynee, Sedbursigoo la suulshiyo xaqsoor baan sugeynee, Saxalkoo dhammaadiyo sharaf baan sugeynee, Gacmo laysi saariyo nabad baan sugeynee, Sallaankii midnimadoo...
View ArticleSoomaaliya oo qodoneysa godkii lagu aasi lahaa (Warbixin Xasaasi ah)
Waxaan halkan idin kugu soo gudbinayaa maqaal dheer oo aan u bixiyey {Soomaliya oo qodoneysa godkii lagu aasi lahaa} waxaa igu dhaliyey inaan maqaalkaan qoro markaan arkay Soomalidii oo ku waalatay...
View ArticleXaqiiq & Caddeyn: Kismaayo, Daarood iyo Hawiye yaa dadka deegaanka ah?
Afeef: Maqaalkan ujeedadiisu waa in wax la toosiyo oo wixii Soomaali halaagay (eex) laga koro Inkasta oo Maqaalka lagu xusay Magacyo Qabiilada qaarkood haddana ma jirto qabiil la aflagaadeynayo ee...
View ArticleFallanqeyn: Sakaraad-ka Somaliland iyo Soo-Ifbaxa Soomaaliya
Gu’yaal labaatan iyo dheeraad ayay jirtaa Somaliland. Dadaal faro badan oo gudaha, dibadda iyo caalami ah ayay ku bixisay si ay u gaarto madax-banaani buuxda iyadoo rabta inay ka go’do dalweynaha...
View ArticleHaddaan la i dooran anna waa duulay
Haddii Abwaan Mustafe Shiikh Cilmi hore u yiri: “MADAXWEYNE MAR I DHAHA!” ayaan beri dhexdaa ah oo lagu waashay MADAXDOONNIMO, waxaan qoray qormo cinwaankeedu ahaa: “Anna Musharrax baan ahay!” oo aan...
View ArticleSideen usoo celin karnaa qiimihii laacagta Shilling Soomaaliga? (Q1)
Hordhac… Xaaladda dhaqaale ee ay Soomaaliya maanta marayso daraateed, waxaan maqaalkan oga hadli doonaa dhowr qeybood oo dhamaantood ka hadi doona baaritaan ku aadan lacagta soomaaliya laga isticmaalo,...
View ArticleBeen-abuurka Shabab & Aamuskayga
Ilaahay Qur’aanka ayuu kaga jawaabay dicaayadihii gaalada iyo munaafiqiintu islaamka ka sameeyeen iyo beenihii ay nabiga ka sheegeen. Sidoo kale nabigu axaadiistiisa ayuu kaga hadlay. Waxaa kale oo...
View ArticleXasan Shiikh, Saacid iyo Jawaari soo Fiiriya Xabsiga Dhexe
“Ma Ogidiin Miyaa in Shiikh Shariif laga adkaadey” ( Ha la yaabin waa Xaaladaha ka jira Xabsiyada ) Koox Wariyayaal ah oo Dhawaan Booqatey Xabsiga Dhex si ay u soo ogaadaan Nolosha Maxaabista halkaa ku...
View ArticleUrur Beeleedka “SAHAL” waa kuma?, Yaase ka dambeeya? – Xog culus
Mar aan fogeyn waxaan warlaliska Allgalgaduud ka akhriyay War Saxaafadeed la yiri waxaa soo diyaariyay Ururka isku magacaabay SAHAL. Warsaxaafadeedkaas oo ay ugu hanjabayaan Madaxweynaha Dalkeena iyo...
View ArticleKASHIFAAD: Urur Beeleedka “SAHAL” waa kuma!? – Ujeedada iyo been abuurka laga...
Qaraabo, waxaan qormadeydii hore gudeheeda idinkugu ballan qaaday in aan idiin soo gudbin doono arrimo badan oo ku saabsan ururka SAHAL. Hadaadan Aqrisan Qeybtii Koowaad, Halkaan ka Aqriso. Arrimahaas...
View ArticleAl-Shabab in lagu jihaado ma xaqaa?
Sida wax walba oo muunad iyo magac gaar ah u lahaa loo dhaamay, ayaa waxaa jira erayo badan oo dhaamiddaa dhanacooda ka soo gaartay. Anoon ku sii dheeraanayn, maadaama ujeedka qormadu aysan ahayn taa,...
View Article