Quantcast
Channel: Ra’yiga – Caasimada Online
Browsing all 1176 articles
Browse latest View live

Xog iyo Gorfeyn: Dhisidda Maamulka Jubaland xagee ayay ku dambaysay?

Ma sida roob xagaa koofureed ayuu xiiso ku ekaaday? Ma sida hillaac xagaayeed oo biriq dhahay muu maskaxda minit uga baxay, mise dayrta soo socoto ayuu mar dambe soo muuqanayaa? Dhammaadka bishii la...

View Article


”Dowladeey intaadan falin Kafiirso”

Maqaalkan waa maqaal ku socda madaxda dowlada Soomaaliya waana maqaal ka kooban bogaadin, talo, tusaaleyn,  iyo dhaliil dowlada kuwada socda. Qaybta koobaad ee maqaalka waxaan ku eegayaa booqashada...

View Article


JUBBALAND YAA ISKA-LEH? !!!!!!

Hadba beeshii gacal iyo gawaad u ah gumeysiga. Hadba beeshii garab iyo gurmad ka hesha gumeysiga. Hadba beeshii gaadiid iyo gar-haye u ah gumeysiga. Insha-Allaah lahaanshaha Jubbaland waxaan ku...

View Article

Ra’iisul Wasare Cabdi Farax Shirdoon fursad qaaliya miyuu dhumiyey?

Raysal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid ) oo ilaa hada Soomaalida inteeda badani u aragto inuu wato halqabsigii caanka ahaa ee ( hadal yar iyo howl badan ) ayaa todobaadyadan danbe waday howl...

View Article

Hal qodob oo muhim u ah dastuurka Somalia in lagu daro

1.  Dastuurka wa xeer la sameystay oo wax laga bedeli karayo waxna lagu kordhin karayo, aydo la fiirinayo danaha Dalka iyo midnimada Shacabka. 2.  Dastuurka waa in u ahaada mid shacabka danahiisa ka...

View Article


Caqabadaha iyo Faa’iidooyinka ku xeeran qaadistii xayiraada hubka

Muddada sannadka ahee uu Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay xayiraaddii hubka ka fududeeyay Soomaalya ayaa u ogalaanaya xukuumadda in ay soo iibsato hub fudud si ay ula dagaallanto al-Shabaab,...

View Article

Gen. Dhega Badan: “Maamuus kuuma quuraan’e MAHADSANID”

Inta badan waxaa la igu eedeeyaa, qoraalladaydana lagu dhilaalaa inaan meel xun uun wax ka fiirsho mar walba oo aan wax qorayo, oo malaha la igu dhibsaday, haddaanba la igu nicin. Taa oo leh qiil iyo...

View Article

Mareegtii ugu dambeysay ee Shabaab oo shaaca ka qaaday tabardarro

Qeybtii saddexaad ee al-Shabaab mareegtooda Gaidi Mtaani ayaa isku dayeeysa in ay soo bandhigto in kooxdu ay mideeysantahay ayna barwaaqeysantahay, balse waxa ay muujisay tabardarrada dhexdooda kasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

KISMAAYO:- Hal Booli ah oo Rag aan laheynin ay maalayaan “Taariikhda...

Aan dib u jaleecno sooyaalka taariikheed ee gobolka Jubbada hoose iyo sida markastaba gobolkaasi dad aan u dhalan ugu talin jireen, ayagoo afduubaayo dadka degaanka u dhashay, xuquuqdoodana dudsinaayo....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qabyaalad ficil ahaan u jirta, Af ma qarin karaa? (Xaqiiq iyo Gorfeyn)

QABYAALAD FICIL AHAAN U JIRTA, AF MA QARIN KARAA? “Dugsi maleh qabyaaladi waxay, dumiso mooyaane”- Cabdilahi Suldaan Maxamed “Timacade” HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo...

View Article

Somalia: Siyaasadda Geeska Afrika ee Maanta (Faallo xiiso badan)

Guud ahaan dalalka dunidu waxay leeyihiin dan ee ma leh saaxiib, asii ay danta daleed qeexayso in dalku uu yagleelo saaxiibbo badan oo joogto ah oo danaha lagu gabraarto. Siyaasaddu na waa wixii...

View Article

Durbaan Colaadeedka Kooxda SAHAL

 (Halkaan ka Aqriso Qeybta Koowaad ee Qoraalka) Qoraalkan kuma falanqeyn karo gaboodfalka ay geystaan kooxda loo yaqaan Alle-diid afduub, waxaanse si kooban ugu guudmarayaa dibed-jooga soo dira...

View Article

Xog iyo Gorfeyn: Shirqoolada Kenya ay u maleegeyso qaranka Somalia!

Wixii ka danbeeyay Septembar sanadkii la soo dhaafay Soomaaliya waxay yeelatay dowlad dastuuri ah oo beesha caalamka si buuxda u ictiraafsan tahay. Kenya iyo shaqsiyaad Soomaali ah oo dano gaar leh...

View Article


Somaaliyeey: Ha loo gurmado reer Beledwayne (Maxaadan ogeyn oo jira)

Akhristayaasha Soomaalidow sii gudbiya,adinkuna intiisa wanaagsan qoraalkaygaan kaga dhaqma. Inaynu isku-gargaarno waa aasaaska diinteenna Islaamka, waana dhaqkeenna Soomaliyeed. Daacuunka ka dhacay...

View Article

Samataroow: Waligaa WAN LA WEYN ma lagu yiri?!

Astaaq furullaah. Inaan PROF. Axmed Ismaaciil Samatar dhaho ayey ahayd. Illeyn haddii kale wuxuu dhihi doonaa: Mansabkii aan aqoontayda ku gaarana waa la ii quuri waayey! Dhanka kale, waayahan dambe...

View Article


Ilma lix bilood jira, ayaad leedahay muxuu u ordi waayey! – Shacabka &...

Maqaalkan waxaa igu dhaliyey inaan qoro markaan maqlay dad dhahaya Wadaadada Siyaasadda galay iyo kuwa dagaalamaya ayaa waxay dadka nacsiinayaan Diinta. Dadka sidaa dhahaya waxaan u kala soocnayn...

View Article

Xog & Gorfeyn: Hubkii madaxtooyada laga xaday, ma qiyaano caalami bay ahayd...

Waxaa hal mar wada kulmay golaha ammaanka oo cunaqabatayntii mudo sanad ah ka qaaday dawladda Soomaaliya iyo hubkii madaxtooyada yaalay oo la xaday? Sidee ku dhacday? Anigu ma aqaan laakiin hasha...

View Article


Xog iyo Gorfeyn: Sirdoonka Somalia iyo Dilalka qorsheysan ee Muqdisho

QAWDA MAQALSII, WAXNA HA U QABANIN! Arrinta foosha xun oo CID da loogu geysta inta la hubo lix dhallinyaro oo baaris ugu xirnaa xarunta dhexe ee Hay’adda sirdoonka Somaaliya laguna tilmaamay in...

View Article

FAAH-FAAHIN: Isbeddelada ceyrta ee ka dhacaya Britain bisha April

Marka hore mahad idilkeed waxa iska leh Allaah subxaanalaahu watacaalaa, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadib dhammaan akhristayaasha sharafta lahoow iga gudooma...

View Article

Xog iyo Gorfeyn: Tallaabada xigta ee DF, kadib wada-hadalladii Kismaayo

Muqdisho ( Caasimada Online) - Isku dayadii ugu dambeeyay ee Dowladda Somalia ay ku dooneysay in kooxda Axmed Madoobe ee Raaskambooni ay uga dhaadhiciso in talada Gobolka Jubbada Hoose lala wadaago, oo...

View Article
Browsing all 1176 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>