Socdaalka Dr. Baadiyow ee Yurub: ma LACAG doon, mise taageere raadis? !!!
Waxaa Todobaadkan iyo kii ka horeeyay wadamo ka tirsan Yurub socdaal ku maraya Siyaasiga C/raxmaan Macallin Baadiyoow oo ka mid ahaa musharaxiintii ku hungoowday tartankii doorasho ee Soomaaliya ka...
View ArticleFAALLO: Maxaan ka baranay DAGAAL siyaasadeedka DALKA SOOMAALIYA?
Siyaasadu wax la isa siiyo amaba la isu hibeeyo ma ahan ee waa Xisaab. Dabcan Xisaabtuna waa Science. Waad ku guulaysan kartaa Siyaasada laakiin guushaada siyaasada waa inaad si fiican ugu ciyaari...
View ArticleSoohdimaha Federaalka – Hakad mise Joogsi? (Faallo uu qoray Yusuf Garad)
Ethiopia waa deris aan wax kala barannay. Marka laga soo tago erayo afkeenna ku milmay sida dooro iyo wanjal iyo qaar kale, waxyaabaha aan ka barannay waxaa ka mid ah nidaamka Federalka ee ku saleysan...
View ArticleFEDERAAL DOON VS FEDERAAL DIID !!
Muddooyinkii danbe waxaa la sheegaa in Soomaaliya ay tahay federal, inkastoo uusan wali dhaqan galin. In kastoo dad badan ay ka soo horjeedaan federalka, hadana waa wax lagu heshiiyey oo xal la biday,...
View Article21 October dhaxalkeeda waa la xalin la’yahay illaa maanta (Xog iyo Gorfeyn)
Dunida Maalinba Taariikh ayey xustaa kala duwan oo haddana kala magac dheer, oo Muunad iyo maamuus ku dhex leh shacabka dunida ku nool, qaarna ay qoreen oo ay Buugaag ku kaydsadeen qaarna ay ka...
View ArticleHeshiis-ku-sheega DFS iyo maamulka PUNTLAND waa NIKAAXII MUTCADA!!!
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa ALLAHA yeelo. Intaa kabacdi, bal aan ugu horeyn qeexno waxa Nikaaxul Mutcah yahay....
View Article6 qalad oo uu Xasan Sheikh sameeyey oo hogaamisay xaalka iminka ku xun
Markii Xasan Sheekh uu go’aansaday inuu meesha ka saaro ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, waxaa la hadlay dad badan ugana digay ficilkiisa ay gadaal ka riixeyso...
View ArticleC/Weli oo fuliyay dardaarankii Garoowe
Ninka magaca Soomaliyeed, midabbaduu yeelay, Waa nimaan minhaaj iyo ku dhalan, meher xalaaleed, Oo aan mufti iyo hooyadii, macallin loo geyn, mugdi uu islaantii ku galay, muudal gudayaa,...
View ArticleMaxaa kulmiyey buuqa madaxtooyda & boorarka Boosaaso? (Xog iyo Sawirro)
Asalaamu Calaykum Dhamaan umadda Soomaaliyeed waad salaaman tihiin siiba inta Horumarka iyo Nabada jecel. Salaan kadib, waxaa baryahan la hadal hayey khilaafka Madxawyanha iyo Ra’iisul wasaaraha. Waxaa...
View ArticleCabdi Weli oo galay khiyaana qaran
R/wasaare Cabdiweli Sheikh waa nin aad iyo aad u qiima yar oo waa ninka raba inay burburto dowladda uu madaxa ka yahay. Wuxuu qaaday tallaabo uu ninki isaga ka horreeyay ku waayay isla booska uu...
View ArticleSOMALIA: Madax bilaa mas’uuliyad ah iyo wadan bilaa mujtamac ah. By: Xaaji
Waxaa soo noqnoqday khilaafaad aad mooddo inay isugu xigaan sida musalsalaadka lagu daawado barnaamijyada loo yaqaanno soap opera kuwaasoo aanay wax dan ihi ugu jirin dalkeenna. Midda aan la...
View ArticleDagaaladi sokeeye oo dib loo hurinayo
Islaan magaceeda la oran jiray Roobeey, ayaa waxay laheyd 2 wiil, oo mataano ah, weliba mataanaha aan muuqaal ahaan la kala garan marna. Duq Roobeey waxay mataanaha ku soo korisay agoonnimo, oo...
View Article6 sababood oo uu Xasan Sheekh weli ugu dheggan yahay Faarax C/Qaadir
Is badal kasta oo dunida ka dhaca, Maamul kasta oo cusub, waxaa la socda koox maslaxad doon ah, waxaa jira shakhsiyaad ka faa’ida, kooxdani waxa ay u dagaalamaan jiritaankooda, tilaabo kasta waa inay...
View Article4 arrin oo sabab u ah khilaafka CABDI WELI iyo XASAN iyo 4 arrin oo xal u ah
Waxaa mar walba i xanuujiya oo aan ka gubtaa in maalmihi aan yaraa ee aan ahaa arday dugsiga hoose iyo quraanka dhigta xiligi dawladii Carta ilaa maanta oo aan ahay arday u diiwaan gashan diyaarinta...
View ArticleQofkii xal ka sugayey Xasan Sheekh & Cabdi Weli, ha ku quusto halkan arrin
Ragga xalin waayey qodobo yar oo dastuur ku yaalo ma idinla tahay in ay badbaadin karaan Umad dhibaateysan? Waxaa uu mar kale khilaaf ka dhex dilaacay hogaanka sare ee Dowladda Federaalka gaar ahaan...
View ArticleMaxaa xilligaan keenay isku beddelka wasiiro? (Qorshaha R/Wasaare C/Weli)
Waxaa la yaab leh Xildhibaano & Wasiiro ku shiray Xamar oo R/Wasaare Cabdiweli garsiiyay iyagoo dhahaya laba wasiir ayuu isku beddelay taasina dembi ma ahan oo waa sameyn karyaa!!! Waxa lala...
View ArticleMususqmaasuqa & sidaan ugu milanay
Waa maxay Musuqmaasuqu? Musuqmaasaqu waa isticmaalka uu u istcimaalo awoodiisa qof dawladda meel sare ka haystaa (The use of power by government officials for illegitimate private gain.) Si uu ugu...
View ArticleXalka khilaafka madaxda DF SOMALIA!
Bismillaah, walxamdulillaah, Allaahumma salli calaa Muxammad wa aalih wasaxbeh. Intaa kadib, maanta waxaan jeclahay inaan ummadda Somaliyeed ee wareertay, usoo gudbiyo, xalka khilaafka madaxda...
View ArticleHablaheena maxay galabsadeen?? !!!!
Waxaa in muddo ah ku socday xowli dheer dabargoynta ummaddaan lagu magacaabo Somali, iyadoo la adeegsanaayo dilka aan loo mel dayin naxariistana ka fog ee lagu laynayo hablaha Somaliyeed oon wax dembi...
View ArticleFadeexad haysata xildhibaannada BFS
Xildhibaanada Somalia: Macaash raadis shacabka madala Awooda is xukunka waa mid ka bilaabato kuna dhamaato shacabka, iyagoo adeegsanaya hay’addaha sharci dejinta ee golaha wakiilada (Baarlamaanka oo ka...
View Article