Quantcast
Channel: Ra’yiga – Caasimada Online
Browsing all 1175 articles
Browse latest View live

5 arrin oo Soomaaliya rajadeedii aasay

Shan Arimood oo Soomaaliya Rajadeedii aasay Sanadihii la soo dhaafay waxaan rajo ka qabnay in wax badan isbadali doonaan. Waxaan islahayn Soomaaliya dawladeeda waa shaqayn doontaa caqabadahana waa ka...

View Article


Madaxweyne Xasan Sheikh mar kale ku hor kufay shacabka Soomaaliyeed !!!

Xasan Sheekh (Xasan Kadare), ayaa ra’isulwasaare u magacaabay Cumar C/rashiid ka dib markii Baarlamaanka Dowladda federaalka ay kalsoonidii kala laabteen Ra’isulwasaarihii hore C/wali Sheekh Axmed....

View Article


Madaxweynoow xusuusnow R/Wasaare Cumar Cabdi Rashiid, Rashiid maaha!!

Tan iyo xilligii la doortey Madaxweyne Xassan Sheekh dadka qaarkiis waxay aaminsanaayeen in Somaliya ay ka baxday dhibaatooyin iyo hagardaamooyin badan oo wadanka la degay, ka dib burburkii Dowladda...

View Article

Faallo: Beesha ABSAME xil ma waayin ee Xuseen Xalane baan fool Dhaqin !!!!

Horudha: Maalmahaan waxaa la isla dhex maraayey in Beesha Absame xilkii ra,iisulwasaaraha weyday,sababtuna ay tahay in aysan u qalmin. Haddaba waxaan Akhristayaasha Maqaalkaan ugu sheegayaa in Beesha...

View Article

XULASHADA Xasan Sheikh: Jawaab ku socota maqaalkii XASAN SH. oo kufay

Madaxweyne Xasan Sheikh waxaa lagu eedeeyay inuu ku gefay magacaabida Cumar C/rashiid oo loo heysto khiyaana qaran, waxaana laga sugaayay inuu soo magacaabo qof ummadda oo dhan ay raalli ka tahay!!!...

View Article


19 Sirrood: Qofka Soomaaliga waxa uu ku wacan yahay sabool (Aqri sababta)

Qofka Soomaaliga ah haday u suurtoobayso wuxuu jeclaan lahaa: Inuu ku boobbo, khasab diintaada kaaga saaro – tiisana uu kugu dirqiyo, beertaada inuu xoolahiisa daajisto, geeliisa aad u raacdo, dalkaaga...

View Article

4 qodob oo ay dowladda Soomaaliya la hortageyso wadahadallada Somaliland

Waxaa marxalad cusub galayo wadahadaladii u dhaxeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland, ka dib markii ay Magaalada Djabuuti isku arkeeen Waftiyo ka kala socday Labada dhinac,...

View Article

Soomaaliya ma ka badbaadi kartaa ku darsashada ETHIOPIA iyo KENYA? !!!!!

(Can Somalia Survive from Ethiopia and Kenya Annexation?)  Soomaaliya waxay ku taal Geeska Afrika iyadoo leh xeebta ugu dheer Afrika (3333 km) waana marin muhiim u ah maraakiibta caalamka ee ku...

View Article


Maxaa shacabka afka qabtay oo looga hadli la’ yahay waxa Ethiopia ay wado?

Badanaaba Waddan kasta wuxuu shacabkiisa tixgeliyaa baahidooda, haduusan sidaas yeelina wuxuu la kulmaa qaylo dhaan ka timaada shacabkaas, taasoo akhiiran ka doorbida in ay ka biyo diidaan waxa uu wado...

View Article


Cabdi Wali Gaas oo ku hor ceeboobay shacabka Soomaaliyeed kaddib markii uu la...

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa dhawaanahan la soobaxay dhaqamo aan hori loogu arag Siyaasiyiinta iyo Madaxda Soomaalida, kuwaas oo xittaa aan horay loogu arag...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

PUNTLAND oo weli FARAHA kula jirta: ‘boqortooyo asalkeeda la isku haysto’

WAXAA xaqiiqo ah in boqortooyada BARI ahayd boqortooyada keli ah, ee kadhisneed dhinaca Puntland, sida taariikhda Soomaaliya, mida qoran iyo mida aan qornayn ay na barayso. Hase yeeshee, BOQORTOOYADAA...

View Article

Maxaa ku dhacay waxgaradki G/dhexe

Soomaaliya waxay gashay waji cusub oo nadaam federaaliisam ah. Sida ay hadda wax ku socdaan, wadanka waxaa laga hirgalinayaa dhowr maamul goboleedyo oo hoos taga dowladda dhexe. Haddaba goboladii is...

View Article

XOG iyo Gorfeyn: Yaa jabin doona oo ka takhalusi doona Damul-Jadiid 2016

Kooxda ama xisbigaan la dhaho damul jadiid waa koox isku xiran aqoonyahano iyo ganacsato iyo culumo diin iyo urur haweenba ka dhisan mana ahan inta kaliya ee aad ka aragno shaashada balse waa group...

View Article


Saadaasha dhacdooyinka 2015 ee P/L !

Sanadka 2015 ayaa waxaa la filayaa in gayiga Somaliyeed guud ahaan ka dhacaan isbadalo waa weyn. Mandaqada Puntland ayaan diirad ku saari doona qoraalka kooban: Mushaar la’aanta iyo cabashooyinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faaqidaad: Maxaa lagu maagay Col. Ali Adan Xumad (Soomalida oo loo gefay)

AMISOM ayaa warsaxaafadeed ka soo baxay 27-kii December waxaa lagu sheegay in Colonel Cali Aadan Xumad oo u dhashay dalka Jabuuti aanu ahayn afhayeenka AMISOM. War saxaafadeedka oo loo qoray qaab...

View Article


SIRTA ka dambeysa dilalka qorsheysan ee dadka aqoonta leh ee MUQDISHO !!!

SHAQADA IIGA DILA!!! Allaah ayey mahad oo idili usugnaatey, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.  HORDHAC/GOGOL-DHIG Xikmad Pakistani ah ayaa waxeey dhaheeysaa,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siyaasada Soomaaliya: Isu guurin, uur, fool, dhicis, dhimasho iyo kala furriin

Allah subxaanahu watacaalaa wuxuu noo sheegay in dadku uu abuuray iyagoo dhib iyo shaqo ay adduunkan kala kulmi doonaan sida aayaddani caddeyneyso: “Xaqiiqdii waxaan abuuray Insaanka, oo beer xanuun...

View Article


HOGGAAMIYE KOOXEEDYADA CUSUB

Tan iyo markii ay dhacday Dowladda Dhexe ee uu Madaxweynuhu ka ahaa Allaha u naxriiste Maxamed Siyaad,  Waxaa marba marka ka danbeysa soo baxayey xoogag cusub oo daneynayey qabashada hogaanka dalka....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dal, dad, dastuur & dawlad isku dabran

Anigoo daba jooga maqaal aan horay ugu qoray webkan caasimada ee aan ciwaan uga dhigay: Isu guurin, uur,fool, dhicis iyo kala furid...

View Article

XOG iyo Gorfeyn: Muqdishaay maxaad bi’isay oo ay masasku kuu cunayaan?

Magaalada Muqdisho waa Xaruntii Dowlada Dhexe ee Soomaaliya , Sidoo kale waa Xaruntii  laga hagayey Ganacsiga , Dhaqaalaha iyo Siyaasadda marka dhinac kale laga eegana waa Gobolka ugu Degmooyin badan...

View Article
Browsing all 1175 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>