Quantcast
Channel: Ra’yiga – Caasimada Online
Browsing all 1176 articles
Browse latest View live

Milkiilayaasha hoteelada ha la ciqaabo

Mar kasta oo masiibo ama weerar argagixiso ah dhacdo, waxaa had iyo jeer jira su’aalo badan oo la is weydiiyo. Tusaale ahaan su’aalaha la iska weydiinayo qaraxii ka dhacay Central Hotel ee ku yaala...

View Article


Goorma ayaan amxaaro walaalownay?

Waxaa waayadan soobaxay Siyaasiyiin Soomaali ah, kuwaas oo meel walba la taagan walaalaheena Itoobiya iyo erayo ka sii xun waxaasi. Siyaasiyiintan, ayaa badan kooda ah dad waaweyn oo si fiican ula...

View Article


“EX-BANAADIR hala baabi’iyo waa ha la baabi’iyo Beelaha dega” + Saddexda...

Iyadoo maal-mahaan ay si xowli ah u socdaan kulamo looga arrinsanaayo maamul u sameynta goballada aanan weli sameysan is-maamul-goballed, ayaa waxaa nasiib darro ah, in goballadii leysku dhihi jiray...

View Article

EX-Banaadir: Ummad wada dhagoolaa

Mudane Maxamuud Gheedi wuxuu ka dhawaajiyay arrin aad xasaasi u ah oo xambaarsan masiirka ummaadda degta gobolkii la dhihi jiray BANAADIR, taasoo uu ku socdo duullaan-doqon- ma- garato, danta laga...

View Article

SOMALILAND: MAGAC laga shalaayey

Ugu horeyntii, waxaa xusid mudan maalmaha taariikhiga ah ee 26ka June, 1960kii oo ah maalintii xorriyadda Gobolada Waqooyi iyo 1da July, 1960kii maalintii xorriyadda Gobolada Koonfureed ee Soomaaliyeed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wadaadow kuuma bogin | DR. KHADAR

Dhamaadkii 1970-kii dalka Soomaaliya waxa ka curtay baraarug iyo hilaw loo qabo barashada diinta, waxayna Soomaaliya kalamid ahayd arrinkan dunida muslimka oo dhamaanteed baraarugani saaqay ama...

View Article

Faallo: Maxay mar walba u fashilmaan Soomaalida kaalmeysata xabashida ?‏

Waxaa waayadan caada u noqotay Soomaalida Kaalmeysata Xabashida fashil iyo guuldarooyin aan ka dhamaad lahayn,ha noqdeena Soomaalidaasi kuwa sheegta dowlad, urur ama qabiil. Qormadan, ayaa runtii noqon...

View Article

Maxaa iska galay Jubaland iyo Puntland? (Taxliilin ku saabsan heshiiskii la...

Waxaa shir ku yeeshay magaalada Kismaayo maamullada Juba iyo Puntland oo la siiyay magaca “Dadka walaalaha ah’’ oo hadii loola jeedo Soomaali ahaan run ah laakiin sida loola jeedo hadda aan sax ahayn....

View Article


Ma lagu kala adkaadaa dagaal sokeeye

Qormadan iyo qormooyin badan oo soo socdaba, Waxa aan kaga hadli doonaa Xaaladda ay ku sugan tahay Umadda Soomaalida iyo waliba sida ay uga bixi karto. Inta aan ku gudajirno qormooyinkaasi, Waxa aan...

View Article


FAALLO: Owliyo yaa soo adeegsaday?

Maxamed  Xuseen Owliyo wuxuu billaabay qaylo-dhaan ka duwan kana qallafsan kana qaabdaran  tii saaxibkiis Cabdi Shire (Cayaarjecel) oo sida la wada dareensan yahay muujiyay shucuur wadaninnimo iyo...

View Article

Wadan madaxweynayaal badan, madax xanuun ma ka baxayaa? (Fallanqeyn)

Sida la wada ogsoon yahay oo aan ka Maqalno Saxaafadda Caalamiga iyo tan Maxaliga ee Af Soomaaliga Ku hadasha Soomaaliya waxaa ka jira Madaxweyne yaal Fara Badan oo mid kastaa sheeganayo jagada...

View Article

Shaxda madaxweyne Xasan iyo xulafadiisa waa dad wax ha helaan, dadna wax ha...

10-kii Sebtember, sanadkii 1970kii waxey noqotay maalin mugdi ka ah Taariikhda Soomaaliya, waxaana ugu wacnaa, iyadoo uu Kelitaliyehii Soomaaliya Jeneraal Maxamed Siyaad Barre uu soo saaray ‘Xeerkii...

View Article

NICHOLAS KEY: Wakiilka burburinta DALKA

Waxaa maalmahan nagu batay BEESHA CAALAMKA oo Nicholas Key wakiil u yahay isagoo mar kasta magacooda u adegsnaya dano gaar u ah asaga oo weliba codkooda ku hadlaya..marki la isweydiiyay yaa soo...

View Article


FASHIL siyaasadeedka ka iman kara tallaabadii ay qaaday DF Somalia ee ka...

Soomaalidu waxa ay ku maah maahdaa caanihii aan fiiqsi loo cabin feeraha ayeey wax u dhimaan, sidaas si la mid ah tallaabadii siyaasadeed ee aan ka fiirsi loo qaadinna masiirka ummaddey wax yeeleysaa....

View Article

Xog ku socota DF oo ku saabsan shirqoollo uu maleegayo maamulka SOMALILAND oo...

Wasiirka Arimha Dibadda ee Maamulka Soomaaliland, Ayaa dhowr casho ka hor waxa uu sheegay in ay doonayaa in uu Shisheeye dhaxdhexaadiyo Iyaga iyo Dowladda Federaalka, Ka dib markii uu burburay...

View Article


Ma Sweden baa dulmiley ah, mise dollar baa ka shaqeeyey? (Tallaabadii ay...

Dowladda soomaaliya waxay u dirtay Sweden warqad Press release ah, oo lagu cambaareeyey dowladda Sweden, laguna taageeray dowladda Sacuudiga. Warqaddu, looma qorin luuqad diblomasiyadeed, waxayna ku...

View Article

Dhageyso Faroole: Reer Puntland ayaa XAMAR lagu ugaarsanayaa + Jawaabtii laga...

Muqdisho (Caasimada Online) - Inkasta oo hadal laga yaqyaqsiyoodo oo kasoo baxay Faroole uusan ahayn wax cusub oo lala yaabo, haddana marka uu u gefo dad dhibban, waxaa mudan in umadda loo sheego, lana...

View Article


Maxaa laga dhaxlay faragelintii Kenya ee dalka

Dowladda Kenya, ayaa dhowr sano ka hor waxa ay ciidamadeeda u soo dirtay Soomaaliya, Iyadoo markaasi ku andocooneysay in daba socoto dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al-shabab oo ay ku eedeysay in ay...

View Article

Xog: Heshiiskii la qariyey ee Gaas iyo Madoobe iyo qorshihii loo gudbiyey...

Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Puntland iyo Jubba C/weli Gaas iyo Axmed Madoobe ayaa u gudbiyey Ergeyga wakiilka uga ah Q/Midoobay Soomaaliya Nicholos Key Go’aanno...

View Article

SOOMAALIDA DAD AAN DOWLAD LAHAYN !!!!!

Somaliya waa dal dowlad leh laakin dadweynuhu dowlad ma laha. Dowladdu waxay leedahay shuruudo lagama maarmaan ah si adduunku u aqoonsado ..Waxa shuruudaha ka mida inay ledahay dad iyo degaan u gaar ah...

View Article
Browsing all 1176 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>