Faallo: Shir Beeleed xaqa ma sheego, fadwada culimadu, se waa ifttin!
Diinta islaamku waa nolol raaxo leh, aadmigana waxeey u horseedaa nabad, barwaaqo, kalsooni, caddaalad iyo horumar, waa hadii lagu dhaqmo oo si sax ahna loo qaato. Hadaan nahay umadda Soomaaliyeed ee...
View ArticleXOG iyo GORFEYN: Gocasho hore oo dhalisay golongol & baaba’
Gocasho reebtay Uur kutaallo naftuna ciil la geyllantay oo markaa Hurdo iyo Nagaad toona la ladi weysay oo markaa keentay aarsi ama ciilbax iyo waaceensi. Taasa waxay Araar u tahay Dagaalkii Foosha...
View ArticleTarsan oo soo jeediyay fikrad lala dhacay (DF ha lagu koobo 1 Mile), Faallo:...
Duqa magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, ayaa ku baaqay in Muqdisho yeelato maamul u gaar ah oo ka madax bannaan dawladda federaalka. Duqa waxaa uu ku...
View ArticleSiyaasadda lacagta DF Somalia iyo xaalka ribbada (Xog-warran)
Dadka soomaaliyeed waa dad islaam ah, dastuurka somaliyana waxaa ku qoran in wixii diinta islaamka kasoo horjeeda uusan sharci noqon Karin. Marka ay sidaas tahay waxaa iswaydiin mudan side ayay noqon...
View ArticleJubbaland mise Jufoland? (Xaqiiqda aadan ogeyn ee jirta bal aqri)
Taariikhdu waa been ma sheega, waxayna kaydisaa wixii la soo dhaafey iyada oo uga marag kacaysa ruux walba dersina baraysa. Dhacdo kastaa waxay leedahay mataane iyo mid lammaane la ah isu ekaanshaha...
View ArticleFaallo: Madax iyo Majo isku maran!
“Yaa miyir qaboo Maas “Amaah” la weydiiyaa?!” ayaa murti leedahay. Hubaal in MAANKU yahay hagaha XUBNAHA Jirka, MIYIRKUNA yahay halbeegga maanku wax ku hago. Macnaha “MIYIR lahaa MAAN leh!” Balse,...
View ArticleFAALLO: Lax weyd ah…!.
Laxda weyda ah ma rabee wanka buuran ii keena, waa cinwaan aad ka dareemi kareyso farriin cabasha ah oo ku wajahan qof kasta amaba muwaadin kasta oo Soomaaliyeed oo wax un ka tari kara qeyladhaanta ay...
View ArticleSiyaasiyiin isa-soo cayaar fahmay oo ku qul qulaya Kismaayo & cayaar final ah...
Waxaan soo xasuustay waagii hore iyo kooxahii Zeria A-da ahaa ee kubadda cagtana ciyaari jiray ee ka dhisnaa Muqdishoo.Marka ay kooxahaas soo gaaraan ciyaaraha finalka ah, waxaa lagu xareen jiray xero...
View ArticleMUQDISHO iyo xayiraad danyartii u dhameysey !! (Warbixin xiiso leh)
Muqdisho oo aan dhihi karo waxaa ku Nool ilaa Saddex Milyan oo qof ayaa waxay ku soo Waabariisatey wax lagu Tilmaami karo Bandow , waxaana istaagey Isku Socodkii Gaadiidka oo ah kan ugu Muhiimsan...
View ArticleXog & Gorfeyn: 3-da arrin ee Ethiopia iyo DF ay dartood isku khilaafeen
Is faham la’aan iyo shaki soo kala dhexgalay dowlada federaalka Soomaaliya iyo Itoobiya Hordhac: Ciidamada dalka Itoobiya ayaa waxaa ay qayb weyn ka qaateen dagaalkii lala galay xarakada Al-shabaab ee...
View ArticleShirka London: DIYADA ka hor DUUG baa la dhiibaa! “FAALLO”
Sidii madaxdan cusub [Guddoomiye Jawaari iyo Madaxweyne Xasan Ra’iisal Wasaare Saacid] loo caleema saaray, ayaa waxaa soo badanaya erayada ammaan la moodka ah, ee loo jeedinayo, balse, quus iyo qiyaas...
View ArticleXal ha loo helo fatahaadda ficileysan! (Fatahaadda sheegashada)
Dalku waa wada madaxweyneyaal iyaga keligood is caleema saaray!. Dalku waa wada dowlad goboleed dustuur iyo calan goonni ah leh!. Dalku waa wada dekedo iyo garoomo diyaaradeed caalami lagu sheego!....
View ArticleFAALKII SHIIKHUL KULLI (Felegow run sheeg – Fooxow run sheeg – Faalow run...
Cali iyo cambaro ayaa labaatan jir isku guursaday waxaa jirkooda ku duxay caashaq dhiigga iyo dhuuxa ku milmay. Waxay noqdeen qoys maal adduun, mood iyo noolba Alle ku galladay, waxaa Alle dhacaankooda...
View ArticleWaa su’aal da’weyne: Dalka yaa iska leh? (Qormo xog badan taabaneysa)
Waxaa nasiib daro ah in Xadka Badda Soomaaliya oo 1972 lagu qeexay QAANUUNKA LAB. 37 oo ay gacanta ku hayso JQM laga daadhiciyo MADAXDA DAWLADDA ugu sareysa sida MADAXWEYNAHA iyo RA”IISUL BAARLAMAANKA...
View ArticleShirkii London: Timirtii Horeba Dab loo Waa !! W/Q: Amiin Khasaaro
“….. waxaa Dalka Belgium lagu qabtey Xiligii uu Madaxweynaha ahaa Shiikh Shariif, Shir Soomaaliya Qaaraan loogu ururinayey oo lagu Yabooho lacag gaareysa 260 Milyan oo Doolar. Shiikh Shariif oo wax...
View ArticleXOG iyo GORFEYN: Godane oo aaday halkii laga filayay meel aan ahayn
Hoggaamiyaha al-Shabaab oo fariintiisi ugu dambeeysay ee maqalka ahayd ka war-wareegay in uu uga hadlo dhalleecaynta loo soo jeediyay Markii uu soo baxay hadalka ah in hoggaamiyaha al-Shabaab Axmed...
View ArticleDawladnimo yaa geya, caddaaladna fali kara, ma M/weyne Xasan mise….?
Shir ay isugu yimaadeen qaar ka tirsan bulshaweynta Soomaaliyeed ee deggen magaalada London dulucdiisuna aheyd soo dhaweynta G/Sare Cali Shiikh Siciid Mire (Jacjac) iyo siduu xog uga siin lahaa...
View ArticleBannaan bax, Baraare bax mise Baas Abuur? (Beel caadifad qabiil waashay)
Dadka Calooshi la ciyaar iyo ciil kama koraa ugu daran, ee ah maangaab aan war u hayn wixii la soo maray [SOOYAAL], waxa jooga [SAAKA] iyo iman doona [SIIYAALKA]. Tan dambe, waa hubaal inaan la garan...
View ArticleAMNI SUGID MISE UMMAD SILCIN!!??
Dhoorkii sitimaan ee ugu danbeeyay magaallada Muqdisho waxa ay ku sugneyd xaallad aan hore loogu baran oo ka duwan tii caadiga aheyd ee ay ummadda isku dhex socon jireen, xaallada cusub waxaa ka mid ah...
View Article15 MAY WAA DHAXAL AWOOWE!!
Halgan kasta oo gumeysi diid ah rag baa u geeriyooda, dumar badan baa asaay u qaada, carruur badan baana u ogaamowda, , ugu danbeystase waa la gaaraa himilada yoolka xorriyadeed ee uu halgan kaasi...
View Article