Yuusuf Garaad oo faallo cajiib ah ka qoray xaalka murugsan ee Kismaayo
Ma ahan in dhiig dambe ku daato Kismaayo! Inqaasta Yusuf-Garaad Qoraalada Yusuf kala soco http://yusuf-garaad.blogspot.com/ Shalay ayaa la shaaciyay in shirkii ka socday Kismaayo uu xilka Madaxwynaha...
View ArticleMUQDISHO XAGEE U SOCATAA ??
Waxaa xaqiiq ah in caasimada Somalia ee Muqdisho xiligaani aay u baahan tahay in laga hadlo halka aay u socoto iyo meesha aay ka timid 22 sanno ka dib,Muqdisho oo ah gobol ka mid ah gobolada Somaliyeed...
View ArticleWARBIXIN: Soogalootiga oo Muqdisho u rogay Jaamacadda Napoli
Kooxo hubaysan oo ku labbisan dharka ciidammada dowladda ayaa maalintii 15.5.2013, weeraar ku qaaday xarunta shirkadda xawaaladda Dahabshiil ee ku taalo suuqa Bakaaraha ee Muqdisho si ay halkaasi dhac...
View ArticleMADAXWEYNE: MAANDEEQ MAALIN LAGUMA MAALO! (Faallo xasaas iah)
MAANDEEQ Soomaalidu waxay ula baxdaa Dumarka, Xoolaha iyo wax walba oo ay aad ujecel yihiin, agtoodana qaali ah, oo uu ugu horreeyo Geelu. Eragu wuxuu iska saaran yahay labada eray ee: “MAAN” iyo...
View ArticleQadiyada gooni-isu-taaga Somaliland & caqabadaha dhabta ah ee horyaalla
Soomaaliya Soomaali Baa Leh Midkii Kala Saar Lahoow Midkii Kala Sooc wadoow Midkii Si Xun U Fekeroow Sareeda Hadeey Ku Waarto Hadii Silac Iyo Dhib Gaaro Samaanteed Iyo Xumaanteed Soomaliya Soomaali Baa...
View Article6-da Madaxweyne ee Jubbaland ayaa taageeray doodihii DF Somalia
Kismaayo (Caasimada Online) - Doodda Jubbaland, waxa ay mar walba ahayd; Dowladda Somalia oo leh “Aan hogaanka qabano, si dadka deegaanka oo idil ay uga qeyb galaan maamuka” iyo Kooxda Axmed Madoobe oo...
View ArticleFAALLO: Buugii Jubbaland baalki ugu dambeeyay shalay ayaa la rogay
Bismillaah Arrimaha jubooyinka waxey soo marayeen maraaxil kala duwan oo ku dhisan taxadar iyo kafiirsi labada dhinac ah, dowlada dhexe ee Soomaaliya waxey u dhaqmeysay qaab daganaansho ku jirto, sidoo...
View ArticleFarshaxanka Amiin Caamiir farbaa ku godan!. (Qormo xasaasi ah)
Xilliyada ay xaaladaha xasaasi yihiin ayaa Amiin Amir web-kiisa looga bartay run ka sheegid uu si maadleh ugu soo gudbin jiray bulshada daawata web-kiisa oo aad u fara badan. Sheekooyin fara badan oo...
View ArticleHaddii aad qurbaha Ilmo ku heysato & haddii kaleba fadlan aqri qormadan
Dhibaatada iyo xalka, ubadka qurbaha. Ilmaha Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool, waxaa haysta dhib aad u weyn, oo aan inta badan loo ogeyn ama aan si mudan loo tixgalin, waana tan keenta, in ilmihii...
View ArticleShisheeyuhu waa hubka Soomaalidu hadda isu isticmaasho (LAYAABKA Jubbooyinka...
Shirkii IGAD oo dhowaan lagu soo gabogebeeyay Addis Abeba aad ayuu uga farxiyay taageerayaasha madaxweyne Xasan Sheekh waayo way og yihiin in maanta Soomaalida, gaadh ahaan Soomaalida koonfurta,...
View ArticleMaxaa kala socotaa Khilaafyada aan la sheegin ee Jubbaland la fadhido?
Waxaan rabaa inaan aqristayaasha sharafta leh inaan halkaan ugu soo gudbiyo maqaal kooban oo aan diirada ku saarayo arrin beryahaan saxaafada gudaha iyo dibadaba ay si aada uga hadleysay taasoo ah...
View ArticleJawaab: Qaddiyadda Gooni-isutaagga Somaliland iyo caqabadaha horyaala
Waxba yaanu xeerkay i marin xoolona i siine Xaashee nin libin kaa xistiyey xumihi waa yaabe! Mareegta www.caasimada.com ayaan 22kii bishan ka daalacday maqaal cinwaankiisu ahaa “Qaddiyadda...
View ArticleFaroole Farmaajo Ridaye Bal Saacid Rid ? (Xaqiiq iyo Gorfeyn)
Mooshinkii xildhibaanada baarlamaanka federaalka eey soo maleegeen waxaa uu ka yimid Faroole iyo inta la shaqeeysa,mooshinka waxaa sabbab u ahaa kadib markii aay dowlada uu r/waasaha ka yahay mudane...
View ArticleHowgalka Ciidamada: Waa mid Tiin-Tiin loogu abuurayo Dowladda
Howgalka Ciidamada Dowlada ayaa dadka qaarkood waxay Aaminsan yihiin in uu yahay mid Nacayb loogu Abuurayo Dowlada Federaalkaa… Waqti Saq Dhexe ayaa Maqley Rasaas goos goos ah , inta soo toosey ayaan...
View ArticleJUBBADA HOOSE – Galti iyo Giir-Giir
Gacmo iyo siyaasad mideysan ayaa guul lagu gaaraa. Reer banaadiriga ayaa marka midnimada tilmaamayaan tusaale waxay u soo qaataan in far kaliya ayan fool dhaqin, runta na waxay tahay in Siyaasad...
View ArticleSOOMAALIDA MAANTA: “Ninba Dahab lumay si u doon doon!”
Umadda Soomaaliyeed ayaa waxaa had iyo gooraale markay is beerlaxawsanayaan waxay sheegaan dhawr arrimood oo kala ah; “Dad isku af ah, Isku diin ah, Isku dhaqan ah, Isku mid ah” arrimahan hadda...
View ArticleMuranka MASAR iyo ETHIOPIA ee Nile iyo saameynta siyaasadda Somalia.
Marka hore waxaan Salaamayaa Dhamaan aqristayaasha sharafta leh ee ku xiran boggan Caasimada Online. Intaas kadib waxaan jecleystay maanta inaan idiin soo gudbiyo Maqaal aad u mudan in laga hadlo kaas...
View ArticleXaqiiq & Cadeyn: Taariikhda Jubaland iyo marin habaabinta SAHAL
Qaybta koowaad Jubbaland Xuduuddeeda dhanka Kenya waxay ahayd meesha loo yaqaanno Lorian Swamps (Waraha Jorian) oo ah meesha ay Soomaalidu u taqaanno Habaasweyne, waxayna Wajeer dhanka Gaarisa ka sii...
View ArticleXaqiiq & Cadeyn: Taariikhda Jubaland iyo marin habaabinta SAHAL (Q2aad)
Qeybtii 2-aad Haddii ay ku dhaaftay qeybtii koowaad Halkan dhag sii Falanqaynta qoraalka Elliott Jubbaland Qoraalka Elliott ee SAHAL ay buunbuuniso waxaa ka muuqato inuusan baaritaan badan ku sameynin...
View ArticleJUBBALAND: Al-Shabaab ka qaad ee Al-Shabaab u dhiib!!!!
Markaan kasoo tagno hamiga iyo hunguri wayninka ay Kenya ku damacsanayd inay dhulka Soomaalida bad iyo berriba qaybo hor leh ka hesho ayaa waxaa ismaandhaafkaan Jubbaland lagu kala bartay dad badan oo...
View Article