Quantcast
Channel: Ra’yiga – Caasimada Online
Browsing all 1176 articles
Browse latest View live

H/Gidir: Dowlad taageerta HIIRAALE, Maxay ku xiratay Xasan Dahir Aweys?

Taariikhda  markii ay aheyd 29-06-2013  ayaa wadaadka Xasan Dahir Aweys marna ah Korneel ciidanka dalka Soomaaliya ah waxaa uu soo galay gacanta dowlada Soomaaliya kadib markii ay sidaasi  fududeeyeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xal ma loo heli doonaa shirqoolada & damaca “Madaxdi” hore ee Somalia?

Ninka Soomaaliga ah ee mar dhadhamiya Madaxtinimada oo Asalkeedu uu yahay in laga Taajiro laguna Cuno Xoolaha Shacabka gaajaysan, ayaa Go’aankiisu yahay inuu Geed dheer iyo Geed gaabanba u fuulo sidii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ruclaha Geedi & Rafadka Baadiyoow waa rakaadinta Rajada Dowladnimo.

Waxaa mudooyinkan socday gucle iyo gubuxtan naf la caariya oo ay dabada ka riixayaan labada Oday ee siyaasadda ku hungoobey iyo qabashada hoggaanka Baarlamaanka waa Prof:Cali Khaliif Galaydh iyo...

View Article

Lacagta cusub ee Somalia oo la yiri ha laga beddelo Shilling

Laga soo bilaabo 1991 ilaa iyo maant Soomaaliya waxa ka jira dhibaato dhinaca lacagta ah taas oo ugu wacan Burburkii Dowladdi Dhexe taas oo keentay in Shilling Soomaaliga uu Qiimo beelo. Maanta oo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

11ka Siyaasi ee hor kacaya Horyaalka Fidno ee Somalia (Warbixin + Sawir)

Horayaalka Fidno Champion ee Somaaliya maxaad kala socotaa shaxda siyaasadeed ee lagu ciyaaro Dalkeena Somaaliya. Horyaalka Fidno Champion League  ee Somaalia Lugtiisii koowaad ayaa la soo...

View Article


Xog & Gorfeyn: Dowladda Xasan Sh. ma heshay fursad ay wax ku qabto?

Waxaa beryahaan soo ifbaxaaya olola siyaasadeed oo ey bilaabeen rag siyaasiyiin ah oo siyaasadda soomaaliya meela sar sare kasoo galay oo doonaaya iney dib ugusoo laabtaan masraxa siyaasadda iyo...

View Article

Faallo: Prof. Geedi iyo Dr. Baadiyow, Dhagaxii la soo tuuray miyaa?

Haddii dhagax lagugu soo tuuro ama lagugu dhufto ilama ah in caqligaaga ku siiyo in aad dhagaxaa la hadashaa ama aad weeydiisaa cida soo tuurtay balse waxaa caqliga kuu sheegaya in dhagaxa uu qof soo...

View Article

Faallo: DF waa ka qayb qalalaasaha Siyaasadeed ee ka jira Puntland

Hordhac. Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hogaanka u hayo Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud & Dowladda Puntland ee uu horseedka u yahay Madaxweyne Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud Faroole waxaa u...

View Article


AAN DUMINNO DOWLADDA XAMAR

Aan shir jaraa’id qabanno oo aan dhaleecayno Xukuumadda , ayuu igu yiri , waxaan ku iri yaan u sheegaynaa dhaliilaha ? wuxuu baraad la’aan  yiri Beesha Caalamka ? waxaan ku iri aniga iyo adiga isku dan...

View Article


Xasan Sh oo xaqiijiyey isbeddel lagu sameynayo xukuumadda R/W Saacid

Muqdisho (Caasimada online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa cadeeyay inay jiraan  qorshe ay wado dowladda Soomaaliya , kaas oo ku aadan dhanka xukuumadda Soomaliya iyo is badal dhab...

View Article

Ma la socotaa Sh Xasan Daahir Aweys uma xirna Xasan Sheekh Maxamuud!

Hogaamiye diimeedka Xasan Daahir Aweys ayaa mudo bil ka badan ku jira gacan aaney Soomaalidu sida ay tahay ugu warheyn ,xili uu isagu isku soo dhiibay gacanta dowlada curdunka ah ee madaxweyne Xasan...

View Article

MA GARBAA EEDAHA loo jeedinayo Madaxweynaha Somalia Xasan Sh.?

Waxa aan rabaa inaan maqaalkan kaga hadlo eedo dhawaanahan loo jeedinayey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh eedahaasi oo ka imaanayey qaar ka mid ah Rag xilil kala duwan ka soo qabtay Wadanka iyo...

View Article

Sh. Umal, Sh. Bashiiir & Sh. Cali oo lagala hadlay arrinta Xasan Daahir

Warqad furran Sh Hassan Daahir waxaa xukumey Shabaab waxaana lagu xukumey daarul Xadiis Nairobi memberkiisa, kadibna wuu maalin cad kasoo tagey shabaab iyo ehelkiisa, waxaana uu gacanta u galey shabaab...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ruclaha Geedi & Rafadka Baadiyoow waa rakaadinta Rajada Dowladnimo.

Waxaa mudooyinkan socday gucle iyo gubuxtan naf la caariya oo ay dabada ka riixayaan labada Oday ee siyaasadda ku hungoobey iyo qabashada hoggaanka Baarlamaanka waa Prof:Cali Khaliif Galaydh iyo...

View Article

QARANKAAN Xaraashka ah Qeybtaada ka Qaado (Faallo Xasaasi ah)

Umad Walb oo Dunida Kunooli Waxa ay Danaheeda Garkaa Ka Hormarisaa Mida Qarankeeda Laakiin Dalkeena Hooyo ee soomaliya waxaa kajirta mid kagadisan  taa oo ah inaan tabarucaad ufidino QABYALADA midaa oo...

View Article


Yuusuf Garaad oo faallo ku amaanay S/L, si xunna u weeraray Somalia & DF

Siyaasadda Dibadda ee Somaliland: Ciidan Caabboon Inqaasta Yuusuf Garaad Marka la barbardhigo Soomaaliya inteeda kale, Somaliland waxay ku tallaabsatay horumar dhinacyo badan leh oo la taaban karo....

View Article

Falalka argagixisada & ficilka Madaxda

Werarkii Sabtidii lagu Qaaday Xarun ay ku sugnaayeen Shaqalee Turki ah oo ka Howlgalla gargaarka Dalka Soomaaliya ayaa Ficilkii wax Qabadku waxuu ku soo aruuray Cambaareyn oo kaliya. Qaraxyadaan Maanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirkan: Maxaa hooyooyinkan Soomaaliyeed sidan loogu galay

Hooyoyin Soomaaliyeed oo sida Awrtii miyiga u heeryeysan. Qamaanow maxaa hooyadeen hilayga loo saaray. Maxaa loo hogaan baray duqdii inagu howshootay] heeryada maxaa looguu  Raray waaba habarteene....

View Article

Yaasiin Maaxi: Qaran Qabiil ku dhis soow quusasho maaha.

Caasimada Online:   Sida runta ah waa aay iska cadahay in dadkeena Soomaaliyeed lagala dagaalamayo wixii cusub ee horukac iyo aayatiin wanaagsan u horseedaya, laakiin wixii dib u dhac ah ee cusub waa...

View Article

Wargeyskii Dowladda oo afka sharooto laga saarey!! (Faallo xasaasi ah)

Laga soo bilaabo Xiligii Wasiirka uu ka ahaa Wasaarada Warfaafinta Cabdikarim Xasan Jaamac waxaa la Dareemayey in Wasaaradu Qaybaheeda kala duwan uu Isbedel Deg deg ah ku imaanayo , sababtoo ah waxaa...

View Article
Browsing all 1176 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>